Wasiirka Beeraha Jsl Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Banka Wajaale.
Wasiirka wasaarada horumarinta beeraha somalilad oo ay weheliyaan wafti ka socday dalka Holland ayaa kormeer ku tagay mashruuca banta wajaale ee gobolka gabiley oo xukuumadu ka beertay dalagyo kala duwan.…
