Monthly Archives: June, 2021

“Irrida ayaan ka saarayaa kii xisbinimo la yimaadda adkayso adigaa

     Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in maayarka cusub ee magaaladda Hargaysa ay bulshadu ka sugayso waxqabad la taaban karro oo...

Guddoomiyeyaasha Magaallooyinka Hoos Yimaadda Gabiley Oo Tababar Loo Furay

     Badhasaabka gobolka Gabiley C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, ayaa maanta xarunta gobolkaasi tababar uga furay guddoomiyeyaasha iyo masuuliyiinta magaalooyinka iyo tuullooyinka hoos yimaadda gobolka Gabiley. Tababarkaasi...

“Nasiib darrada jirtaa waxa weeye dhaqaalaha digreetooyin laguma maamulo siyaasad cad

     Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa xukuumadda talladda Somaliland haysa ku dhaliilay wax ka qabasho la’aanta korodh ku yimid qiimaha lagu iibiyo maciishadda daruuriga...

Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Tigrey

Home  Latest News Latest News Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Ka Hadlay Xaaladda Gobolka Tigrey By admin - June 30, 2021 0 46      Addis Ababa (HP): Raysal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa ka...

Hargaysa: Haayadda TAAKULO Oo Qalab Caafimaad Gaadhsiisay Cusbitaallo

   Hayadda waddaniga ah ee TAAKULO ayaa maata qalab kala duwan gaadhsiisay cusbitaalka guud ee Hargaysa iyo cusbitaalka Edna Aadan. Sidoo kale waxay isla maanta haayadda...

Sool: W/Maaliyadda Oo Soo Gebagabaysay Diiwaangelinta Gaadiid Cashuur Dhaaf Loo Sameeyay

     Wasaaradda maaliyadda Somaliland oo maalmahanba magaaladda Laascaanood ka waday diiwaangelinta cashuur dhaaf loo sameeyay gaadiidka gobolkaasi ayaa maanta soo gebagabaysay hawshaasi. Gaadiidka la diiwaangeliyay ee...

Shaqaalaha D/Hoose Laascaanood Oo Munaasibad Sagootin ah U Sameeyay Maayarkii Hore

     Shaqaalaha dawladda hoose ee degmadda Laascaanood ayaa xaflad sagootin ah u sameeyay maayarkii hore ee magaaladaasi C/casiis Cuseen Taarwale. Waxaana xafladaasi ka soo qayb galay...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargeysa Ka Furay Shirweynaha Qaran Ee Sakada

     Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa waxaa uu maanta magaaladda Hargeysa ka daah-furay shirweynaha qaran ee Sakada. Shirweynahan oo ay soo qaban...

Gollaha Guurtida oo Ansixiyay Xeerka Liisamada Ganacsiga

     Xildhibaanada gollaha Guurtida Somaliland, ayaa waxaa ay maanta ansixiyeen xeerka liisamada ganacsiga dalka. Xildhibaanada gollaha Guurtida Somaliland, ayaa xeerkaasi ku ansixiyay fadhi ay yeesheen oo...

Maxkamadda Sare Ee Somaliland oo Soo Gaba-gabeysay Dhagaysiga Dacwadaha Murrashaxiinta

 Maxkamadda Sare ee Dastuuriga ah ee Somaliland, ayaa maanta soo af-meertay, dhagaysiga dacwadaha la xidhiidha natiijadii hordhaca ahayd ee golaha Wakiillada Somaliland, sida lagu...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read