Monthly Archives: June, 2021

Maandeeq Medical Center oo Laga Furay Magaalada Istanbul (Sawirro)

     I Waxaa magaaladda Istanbul ee dalka Turkiga laga furay xarun weyn oo caafimaad oo lagu magacaabo Maandeeq Medical Center. Xaruntan Caafimaad ee Maandeeq Medical Center, ayaa...

“Cidna ka aqbali mayno gor-gortana ka geli mayno sugidda xuduudaha Somaliland

     Guddoomiyaha gobolks Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa uga digay maamulka Puntland oo ku soo xadgudbay deegaamo ka mid ah dhulka Somaliland. Kuwaasoo uu sheegay in...

Xabbad Joojin Lagaga Dhawaaqay Gobolka Tigray iyo Xaaladda Mekelle

Home  Latest News Latest News Xabbad      Wakaaladaha wararka caalamiga ah, ayaa soo tebinaya in maamulka ku meel-gaadhka ah ee dowladda Itoobiya ay u magacawday gobolka Tigray uu...

Wejiga Labaad Ee Mashruuca Biyo Gelinta Jigjiga Oo La Daahfuray

     Waxaa maanta magaaladda Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka soomaalida Itooboya laga daahfuray wejiga labaad ee mashruuca biyo gelinta magaaladaasi. Mashruucaasi oo ay ku baxayso lacag...

Boorama: Booliska Oo Xidhay In Ka Badan 50 Dhalinyarro ah

Home  Latest News Latest News Boorama: Booliska Oo Xidhay In Ka Badan 50      Boorama (HP): Ciidamadda booliska Somaliland ee gobolka Awdal ayaa maanta gelinkii danbe xidhay ilaa...

Wasiirka Biyaha oo Digniin U Diray Xubno Ganacsato Ah

     Wasiirka wasaaradda Horumarinta Biyaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa iska difaacay eedaymo ay u soo jeediyeen qaar kamid ah dadka ku dhaqan Degaanka Geed...

mtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare oo La Soo Gabagabeeyay

     Wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland, ayaa waxaa ay maanta soo xidhay Imtixaanaadka shahaadiga ah ee fasalada 4aad ee dugsiyada sare ee dalka. Wasiirka wasaarada waxbarashada...

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga Ka Jaray Wejiga Koowaad Ee Dhismaha iyo Casriyeynta Dekedda Berbera

     Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashruuc ballaadhan oo dib u dhis iyo casriyeyn loogu sameeyay marsada caalamiga ah ee...

Madaxweyne Cagjar: Waxa Somaliland U Soo Kordhay, Waa Wax Itoobiya U Soo Kordhay

Home       Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar, ayaa waxaa uu guul weyn ku tilmaamay horumarka Somaliland ay ku talaabsatay. Madaxweyne Mustafe Cagjar,...

17 Askari oo Kenyan Ah oo Ku Dhintay Diyaarad Soo Dhacday

     Diyaarad ay leeyihiin Millateriga Kenya, ayaa maanta ku dhacday deegaanka Eremet ee Oltinga, Kajiado West, xili ay ku jirtay howl-gal tobabar, sida uu baahiyay...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read