Yearly Archives: 2021

“Haddii aynu diinta islaamka ku dhaqanno wax waliba way inoo hagaagayaan

Ganacsadaha caanka ah ee reer Somaliland Axmed Daahir Cumar (Baxsane), ayaa ugu baaqay xukuumadda iyo bulshadda Somaliland ba in si buuxda loo qaato ku...

“13-kii il-bidhiqsiba qof ayaa u dhinta Oof-warreenka adduunka oo dhan”…

): Sanad walba 12-ka bisha November oo ku began maalinta berrito ah waxaa wadamo badan oo caalamka ah laga xusaa maalinta xanuunka Oof-wareenka. Maalintaasi ayaa...

Soomaaliya: Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Kormeer Ku Tegay Degmadda Balcad

: Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeer ku tegay degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Safarkaasi waxaa...

Kooxda Shirkadda Somtel Oo Ku Guulaysatay Tartanka Kooxaha Gobolka Saraar

Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka qayb galay munaasibad lagu soo gebo gebayn tartanka ciyaaraha kooxaha heerka kowaad ee gobolka Saraar...

Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sool Oo Maanta Xilka La Wareegay+Sawirro

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland ayaa maanta xilalkii u kala wareejiyay badhasaabka cusub ee gobolka Sool iyo badhasaabkii hore. Bulsho weynta gobolka Sool, gaar...

Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Galabta Muqdisho Ka Dhacay

Inta la xaqiijyay ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriooday tiro kalena way ku dhaawacmeen qarax galabta ka dhacay isgoyska Banaadir ee magaaladda Muqdisho. Qaraxa...

Hargaysa: Degmadda Axmed Dhagax Oo Laga Dhagax Dhigay Biriish Cusub

): Degmada Axmed Dhagax ee caasimada Hargeysa ayaa MAANTA laga dhagax dhigay Biriish cusub oo loogu magac daray Mujaahid Aadan Cade. Biriishkaas ayaa waxa hirgelintiisa...

Xoghayaha Cusub Ee Dawlada Hoose Gabiley Oo Xilkii Kala Wareegay Xoghayihii Hore

-Xoghayaha cusub ee dawlada hoose ee gabiley ayaa maanta sirasmi ah xilkii uga wareegay xoghayihii hore ee degmada. Munaasibadan ay xilka kulak ala wareegayeen labada...

Madaxwayne Biixi Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Kooban Sameeyay.

WAREEGTOOYIN MADAXWEYNE: 10 /11/2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadoodu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-781/112021 iyo JSL/XM/WM/222-782/112021 uu xil ka qaadis...

Xoghayaha Ganacsiga Ee Xisbiga Wadani Oo Saaka Hortagay Maxkamada, Soona Bandhigay Cida Soo Dacwaysay.

Xoghayaha ganacsiga iyo warshadaha ee xisbiga wadani xamse khayre oo looga yeedhay maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa saaka hortagay halkaasi oo lagu soo siiyay...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read