Yearly Archives: 2021

Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Dalka Itoobiya

Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamed Cagjar, ayaa ka hadlay xaaladaha dagaalka ka socda woqooyiga dalka Itoobiya oo imika ku sii fidaya deegaamadda...

Guddoomiyaha ASWJ Oo Ka Hadlay Dagaalkii Dhawaan Ka Dhacay Guriceel

): Guddoomiyaha guud ee culimaw-diinka Ahlu Wal Jamaaca ayaa marki u horaysay ka hadlay dagaalkii dhawaan iyaga iyo dawlad goboleedka Glamudug ku dhex maray...

WFP “Waxaa macaluul qarka u saaran mallaayiin reer Afganistan ah”

Haayadda Qaramada Midoobay u qaabilsan cunnada aduunka ee WFP ayaa sheegtay in tirada dadka qarka u saaran macaluusha ee waddan Afgaanistaan ay kor u...

Badhasaabka Cusub Ee Gabiley Oo Xilka Kala Wareegay Badhasaabkii Hore

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland C/naasir Caydiid Maxamed,  ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay badhasaabkii hore iyo badhasaabka cusub ee gobolka Gebilay. Munaasibad ballaadhan...

Xukuumadda Somaliland Oo War Ka Soo Saartay Qiime Korodhka Shiidaalka

Agaasimaha guud ee wasaaradda ganacsiga mudXamse Xaamuud Guuleed, ayaa soo bandhigay tallaabooyin ay xukuumada Somaliland hoos ugu dhigayso kor u kaca ku yimid qiimaha...

Somaliland: Qiimaha Gaasta Wax Lagu Karsado Oo Kor U Kacay

Shirkadaha ugu waaweyn ee ka jira Somaliland ee soo dejiya Gaasta cuntadda lagu karsado ayaa shaaciyay in ay kordhiyeen qiimihii ay ku iibin jireen...

Somaliland: Wasaaradda Deegaanka Oo Diiwaan Gelinaysa Duur Joogta Shacabku Haystaan

Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa bilawday tiro-koon lagu samaynayo noocyadda kala duwan ee duur joogta lagu haysto hudheeladda iyo meelaha kale ee magaalooyinka dalkoo dhan. Waxaanay...

Maayarka Buuhoodle Oo Lagu Soo Dhaweeyay Widh-widh

Maayarka degmadda Buuhoodle Khadiija Axmed Aadan, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay degmadda Widh-widh. Waxaana soo dhawaynta maayarka si weyn uga qayb qaatay qaybaha...

Tartamaddani waxay ku imaadeen tixgalinta iyo rabitaanka madaxwaynuhu uu siiyay ciyaaraha

Home  Latest News Latest News “Tartamaddani waxay ku imaadeen tixgalinta iyo rabitaanka madaxwaynuhu uu siiyay ciyaaraha”… By admin - November 5, 2021 0 56      Hargaysa (HP): Waxaa xalay abaal-marrino la guddoonsiiyay qaar ka...

Taiwan Oo Hargaysa Ku Qabatay Carwo Ganacsi

): Waxaa shalay magaaladda Hargaysa laga  daah-furay Carwo ganacsiyeed balaadhan oo ay soo qaban qaabisay dawladda Taiwan gaar ahaana safaaradeedda  magaaladda Hargaysa. Waxaana furitaanka carwadaasi...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read