Yearly Archives: 2021

Safiirkii Hore Ee Maraykanka UJoogay Muqdisho Oo Somaliland USoo Jeediyey Talooyin U Sahlaya In Qaramada Midoobay Fadhi Ka Yeelato Qadiyaddeeda!

Safiirkii hore Ee Dawladda Maraykanka u fadhiyey Dalka Soomaaliya Stephen M. Schwarts, ayaa falan-Qayn ku sameeyay War-bixin dheer oo uu dhawaan soo saaray Mac-hadka...

DAAWO;-Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr Oo Ka Waramay Xadhigiisii Iyo Magacyada Dad Mudo Bilaa Xukun Ugu Xidhan Saldhiga!

Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr mudo laba todobaad ku dhow kuxidhnaa magaalada hargaysa lana siidaayay laba cisho ka hor ayaa ka xog waramay xadhigiisii iyo...

Afhayeenka TPLF Oo Sheegay In Ay Kusii Siqayaan Caasimada Adis ababa!

Afhayeen u hadlay mucaaradka Tigray ayaa sheegay in ciidamadooda ay ku sii siqayaan caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa ilaa dowladdu ay qaaddo go’doominta ay...

Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Suxufiyiinta Ku Dhaliilay In Aanay Dabagal Ku Samaynin Shirkadaha Iyo Ganacsatada! ’

Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali oo ka hadlay munaasibad lagu xusayay maalinta saxaafada ayaa suxufiyiinta ku dhaliilay in aanay dabo gal...

Wasiirka Isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada Jsl Oo Suxufiyiinta Ku Dhaliilay In Aanay Dabagal Ku Samaynin Shirkadaha Iyo Ganacsatada! ’

Warning: Trying to access Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali oo ka hadlay munaasibad lagu xusayay maalinta saxaafada ayaa suxufiyiinta ku dhaliilay...

TPLF Waxa Ay Dalka Iyo Umaddaha Kale Dhibaato Ku Hayeen Muddo Ka Badan 27 Sano, Waana laga Adkaan Doonaa” Madaxwayne Mustafe Cagjar

Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay dagaalka waqooyiga Itoobiya ee haatan ku faafaya guud ahaan dalka Itoobiya. Mustafe Cagjar ayaa...

Xoghayaha Ganacsiga Ee Xisbiga Wadani Oo Looga Yeedhay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Iyo Xogaha Laga Helayo Cida Soo Dacwaysay!

Xoghayaha Ganacsiga iyo warshadaha ee Xisbiga Mucaaridka ah ee wadani Xamse Cabdiraxmaan Khayre Ayaa Looga yeedhay maxkamada gobolka maroodi jeex in uu Horyimaado Maalinta...

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Ka Qaybgalay Xuska Maalinta Saxaafada Somaliland Oo Lagu Qabtay Hargaysa.

Madaxwayne kuxigeenka soma,iland iy xubno kamid ah golaha wasiirada somaliland ayaa maanta ka qqaybgalay munaasibad lagu xusay maalinta saxaafada somaliland oo lagu qabtay magaalada...

Saylici Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Arday Ka Qalin Jebiyay Machadka Muslim College

): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa ka qayb-galay munaasibadda qalin-jebinta dufcadii 5aad ee arday ka aflaxday Machadka Muslim College ee magaalada Hargaysa. Waxaana munaasibadaasi madaxweyne ku-xigeenka...

Hargaysa: Shir Ku Saabsan Xidhiidhka Xaaladaha Deegaanka Caalamiga iyo Kuwa Somaliland

Wasaaradda deegaanka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ku qabatay shirku saabsan  xidhiidhka ka dhexeeya xaaladaha dhibaatadda deegaanka ee Somaliland iyo kuwa caalamka. Kulankaasi oo daba...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read