Natiijadda hor dhaca ah xildhibaanadda guulaystay ee golaha Wakiiladda ee gobolka Awdal ayaa lagu dhawaaqay.
Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee gobolka Awdal Faarax Ismaaciil Sidci, ayaana...
Waxaa soo baxaysa natiijo hordhac ah oo ay murashaxiinta xisbiyada kala duwan ee gobolka Sool ku kala guuleysteen.
Waxaa lagu tartamayey laba iyo toban xubnood...
Hoggaamiyaha xisbiga bah-wadaagta isbadal-doonka ee dalka Tanzania Zitto Mwami Ruyagwa Kabwe, oo ka mid ahaa Goob-joogeyaashii ka qayb-galay doorashadii Somaliland ka dhacday dhawaan, ayaa...
Waxaa hadba marba marka ka danbeysa soo baxaya natiijooyinka doorashada goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee Somaliland oo ay xisbiyadu si weyn isugu garbinayaan ku...