Maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa waxaa ay maanta soo saartay jadwalka rasmiga ah ee ansixinta natiijada doorashada Goleyaasha Deegaanka ee 20-ka degmo doorasho ee...
Waxaa maanta la daah-furay Fagaaraha weyn ee ku yaalla bartamaha magaaladda Addis Ababa ee dalka Itoobiya oo isbedel aad u xooggan lagu sameeyay.
Munaasibada...
Hoggaanka sare ee xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa waxaa ay maanta kulan wadatashi ah la qaateen Xildhibaannada golaha Wakiillada ee Xisbiga WADDANI ka...
Waxaa si rasmi ah maanta gelinkii dambe loo soo afjaray khilaafkii mudada badan taagnaa ee loogu jiray Maayirnimada Caasimada Hargeysa.
Khilaafkan loogu jiray Maayirnimada Caasimada...
Magaaladda Muqdisho waxaa maalintii labaad ka dhacay Banaanbax ay dhigayaan Waalidiintii ay ka maqnaayeen caruurtoodu ee dowladda Soomaaliya u qaaday dalka Eritrea si uga...