Monthly Archives: June, 2021

Ololaha loogu jiro qofka noqonaya Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Marxalad cusub u gudbay. Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI oo isku...

Ololaha loogu jiro qofka noqonaya Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Marxalad cusub u gudbay. Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI oo isku dhinac ah,...

Codka in la iibsado waa xaaraan”… Sheekh Dirir

     Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland oo khudbadii Jimcaha ku soo qaatay halista Laaluushku leeyahay. Waxaanu ka digay...

Furitaanka Ururada: Ma Run Baa Ma Riyaa? Siyaasi Cali Guray.

Muddo yar ka hor doorashadii 31 May dalka ka qabsoontay Golaha Wakiilada ee 16ka sanadood fadhiyay waxay fadhigoodii Ugu dambeeyay ku soo gebo gabeeyaan...

Diyaaradaha Dagaalka Israel oo Duqeeyay Marinka Gaza

   Milateriga Israel, ayaa sheegay in ay xalay madaafiic ku garaaceen bartilmaameedyo ay Gaza ku leeyihiin ururka Xamaas, weerarkaas oo ay ku sheegeen mid jawaab...

Maroodijeex: 68 Ceel Biyood Oo Laga Dhagax Dhigay Deegaanka Dhaboolaq

     Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro), oo ka mida culimadda Somaliland ayaa maanta deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan gobolka Maroodijeex, ka dhagax dhigay in...

Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama oo La Dhaariyay

     Maxkamadda gobolka Awdal, ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u dhaarisay Xildhibaanada cusub ee golaha Deegaanka ee degmada Boorama. Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka...

WFP Oo Baabuur Ku Wareejisay Haayadda NEDFOD Somaliland

    Haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa laba baabuur kala wareegtay haayadda WFP. Waxaana gaadiidkaasi masuuliyiinta WFP kala wareegay guddoomiyaha haayadaasi...

Dastuurka Somaliland oo Qodobo Laga Saaray

     Xildhibaan Axmed Dirir Cali oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in Dastuurkii dalka Somaliland dayacan yahay oo ay jiraan...

Dhismaha Xarunta Cusub Ee Ciidanka Birmadka Laascaanood Oo La Dhagax Dhigay

     Guddoomiyaha Sool iyo maayarka magaaladda Laascaanood ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay xarun cusub oo loo dhisi doono Booliiska gaarka ah...

Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Xildhibaannadda Kulmiye U Soo Baxay

     Madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhammaan xildhibaannada golaha wakiillada uga soo baxay xisbiga KULMIYE doorashooyinkii goleyaasha wakiillada...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read