Waxaa si nabad ku soo dhamaatay Codbixinta doorashadii goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka Somaliland ee saaka ay u dareereen shacabka Somaliland ee ka qabsoontay...
   Â
Somaliland ayaa beenisay warar ka soo baxay maamul goboleed Puntland oo sheegay in aanay codbixinta doorashooyinka goleyaasha Wakiiladda iyo deegaanka ee Somaliland aanay ka...
   Â
Warbaahinta kala duwan ee caalamka, ayaa maanta si weyn wax uga qortay nabadgelyadda iyo dimuqraadiyadda ay Somaliland uga qabsoomeen doorashooyinka Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka.
Warbaahinta...
    Hooyo kamid ahayd dadkii codkooda ka dhiibanayay doorashada isku sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee saaka qabsoontay Somaliland, ayay foosha qabatay xilli...
   Â
Hoggaanka xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI, ayaa saaka Codadkooda ka dhiibtay doorashada isku sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka oo saaka si...
   Â
Shacabka Somaliland, ayaa maanta u dareeray goobaha codbixinta, si ay u soo doortaan xildhibaannada golaha Wakiillada iyo Deegaanka.
Waxaana doorashada codkooda ka dhiibanaya dad gaadhaya...
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo subaxnimadii hore ee saaka codkiisa ka dhiibtay xarunta hay’adda shaqaalaha dawladda oo uu hore uga qaatay kaadhka codbixinta,...
 Kooxda Chelsea, ayaa markii labaad ku guuleystay koobka Champions League, kaddib markii ay 1 gool kaga adkaatay kooxda Manchester City, kulankii final-ka ahaa ay...
   Â
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaybaha kala duwan ee shacabka Somaliland u diray farriin la xidhiidha doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha Wakiillada iyo...