Monthly Archives: May, 2021

Dhacdooyinkii Ku Lamaanaa Isku-soo-baxyadii Ololaha Doorashada

     23-kii bishan May, 2021 waxa Somaliland ka bilaabmay ololaha doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka oo hal mar la wada qabanayo. Ololaha doorashada oo soconaya muddo...

Hoos U Dhac Ku Yimid Faafidda Xanuunka Covid-19 Ee Somaliland

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xargeeye oo u warramay BBC-da, wuxuu sheegay inay Wasaarad ahaan weli wadaan wacyigelintii. “Xaaladdii u dambaysay...

Guddiga Doorashooyinka oo Digniin U Diray Ururrada Samafalka Ee Caalamiga Ah iyo Kuwa Maxalliga Ah

     Guddiga Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa maanta soo saaray Warqad ay ku socodsiiyeen Dhammaan Ururrada ka shaqeeya Samofalka iyo Horumarinta ee Maxaliga ah kuwa Caalamiga...

Nicolas Berlanga: Midowga Yurub Waxaa Ka Go’an Inay Taageerto Dimuqraadiyadda Somaliland

     Midowga Yurub, ayaa ka hadlay 13 Baabuur oo ay ugu deeqeen dhowaan Hay’addaha Amniga iyo kuwa Garsoorka ee dalka Somaliland. Warmurtiyeed ka soo baxay Midowga...

Faysal Cali Waraabe oo Sheegay In Wada-hadallada Soomaaliya Ay Niyad-jebiyeen Dalal Doonayey Inay Somaliland Ictiraafaan

     Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in wada-hadalladii ay Somaliland la furtay dowladda Soomaaliya ay qadiyadda Somaliland waxyeelo...

Xildhibaano Ka Tirsan Guurtida iyo Wakiillada oo Ka Hadlay Marxaladda Dalka iyo Doorashooyinka

 Xildhibaano ka kala tirsan Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalku halkay marayso. Waxaanay sidoo kale ay xildhibaanadu ay ka...

Madaxweyne Biixi oo Shaaciyey In La Xidhayo Xuduudaha Dalka

     Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu sheegay in gabi ahaanba si dhakhso ah loo xidhayo xuduudaha dalka. Madaxweyne Biixi oo hadal ka jeediyey...

Imaaraadka oo La Sheegay In Saldhigga Uu Somaliland Ka Samaystay Kaga Hor-tagayo In Turkigu Isku Fidiyo Geeska Afrika

Home  Latest News Latest News Imaaraadka oo La Sheegay In      Warbaahin laga leeyahay dalka Turkiga, ayaa wax ka qortay xidhiidhka Somaliland iyo Dowladda Imaaraadka Carabta iyo saladhiga...

Ganacsade Soomaali Ah oo Lagu La’yahay Magaaladda Nairobi

     Bashiir Maxamuud oo ah ganacsade Soomaali ah, ayaa muddo todobaad ah la la’yahay meel uu jaan iyo cidhib dhigay, balse waxaa laba maalmood kahor...

Ciidamada Itoobiya oo Weeraray Cisbitaal Ku Yaalla Gobolka Tigray

     Ciidamada Itoobiya, ayaa weerar ku qaaday cisbitaal ku yaalla waqooyiga magaalada taariikhiga ah ee Aksum ee gobalka Tigray, iyagoo baadi goobaya xubno katirsan...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read