Monthly Archives: May, 2021

Xukuumadda Somaliland oo Shaqaalaha Dowladda iyo Ciidamada Ka Mamnuucday Inay Wax Lug Ah Ku Yeeshaan Ololaha Doorashooyinka

Home  Latest News Latest News Xukuumadda Somaliland oo Shaqaalaha      Shirkii golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka...

Sacuudi Carabiya oo Maal-gelinaysa 1 Bilyan oo Doolar oo Lagu Taageerayo Afrika

Home  Latest News Latest News      Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa ka taageeri doonta wadamada Afrika maalgashi iyo amaah dhan 1 Bilyan oo doolar sanadkan, si looga caawiyo...

Raysal-wasaaraha Itoobiya Oo Shaaciyay In Faro-galin Shisheeye Lagu Hayo Dalkiisa!

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, ayaa sheegay inaanu oggolaan doonin in dibu dhacyada doorashada guud ku yimid loo isticmaalo ajandayaal kale, sida ay sheegtay...

Midowga Yurub Iyo Qaramada Midoobay Oo Gaadiid Tiro Badan Ugu Deeqay Xukuumada Somaliland

Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa 13gaadhi kala wareegay midowga yurun sweden iyo unta kaasi oo ay ugu deeqeen haayadaha dawlada somaliland. Waxaana munaasibad...

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Sheegay In Somaliland Joojinayso Wadahaladii Udhexeeyay Somaliya, Muxuuse Ka Yidhi Dadka Aan udhalan dalka Ee Codaynaya

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ku baaqay in xukuumadu joojiso wadahadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya maadama aanay ka jirin wax dawlad...

Wefti Ka Socda Dalka Jabuuti Oo Somaliland U Yimi Ka Qayb-Galka Xuska 18 May.

     Xubno Ka Mid ah Golaha Wasiiradda Somaliland iyo Taliyaasha Ciidamada Somaliland Ayaa Madaarka Caasimada Hargeysa Ku Soo Dhaweeyay wafti Ka Socda Dalka Jabuuti. Waftigan Ka...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Dalka Dib Ugu Soo Laabtay

     Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa dalka dib ugu soo laabtay, ka dib markii uu soo dhamaystay safar isugu jiray qaafimaad iyo...

Wasiirro Soo Kormeeray Dhismaha Jidka Laascaanood iyo Kalabaydh

     Wasiirrada wasaarrada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka iyo hawlaha guud Guryeynta iyo dhulka Somaliland iyo badhasaabka Sool ayaa maanta kormeeray jidka isku xidha Laascaanood iyo...

“Berbera corridor waxa uu ka qayb qaadanayaa is-dhex galka bulshadda Geeska Afirca iyo

     Madaxa DP World u qaabilsan mashruuca Berbera Corridor, Mr. Angus Miller oo munaasibadda ka hadlay, ayaa caddeeyey inay ka go’an tahay dhammaystirka waddadan muhiimka,...

Dowladda Qatar oo War Ka Soo Saartay Kulankii Ay La Yeesheen Madaxweynaha Somaliland

     Dowladda Qatar ayaa ka hadashay socdaal uu Toddobaadkan uu yimid Somaliland ergayga Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Qatar u qaabilsan ka hortagga Argagixisada iyo xal...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read