Monthly Archives: May, 2021

Wasaaradda Deegaanka Oo Xidhay Seeraha Ban-cawl Ee Togdheer

     Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta shaacisay in ay dib u xidhay seeraha Ban-cawl ee gobolka Togdheer. Xidhitaanka seeraha Ban-cawl ayaa looga...

Heshiis Laga Gaadhay Ciidamadii Qalalaasaha Ku Yimid Muqdisho

Home  Latest News Latest News Heshiis Laga Gaadhay Ciidamadii Qalalaasaha Ku Yimid Muqdisho By Wararka Maanta - May 5, 2021 0 509      Muqdisho (Hargeisa Press) – Waxaa galabta magaalada Muqdisho lagu gaadhay heshiis...

Qaybtii Labaad Ee Shaqaale Ka Tirsan Dowladda oo Galay Imtixaankii Shaaqlaysiinta

     Hay’adda shaqaalaha dowlada Somaliland, ayaa maanta imtixaan ka qaaday qaybtii labaad ee shaqaalaha dowlada, iyadoo imtixaankaasna looga fadhiistay dhammaan gobolada dalka. Waxaa imtixaankan magaaladda Hargeysa...

D/Hoose Ee Berbera Oo Lacago Guddoonsiisay Dhalinyaro Ku Guulaystay Mashaariic

     Dawladda hoose ee degmada Berbera ayaa maanta lacago guddoonsiiyay  dhalinyaro ku guuleystay mashaariic loogu  tallo galay horumarinta Kalluumaysiga. Lacagtani  oo dhammayd 16,000 oo dollar ayaa...

Madaxweynaha Somaliland oo Dhagax-Dhigay Waddada Hargeysa BYPASS

     Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo isku xidhaysa Kaantaroolka Halleeya iyo Cusbitaalka Shifo oo dhan 22.5KM, taas oo dhinaca...

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Guddi U Saaray Ka Soo Tala-bixinta Qalalaasahii Muqdisho

     Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi ka soo tala bixiya xalka gaadhista qalalaasahii ka dhacay magaalada Muqdisho. Guddiga oo ka kooban 11...

Guddoomiyaha Guurtida oo Bulshada Ugu Baaqay Inay U Diyaar Garoobaan Ka Qayb-qaadashada Doorashooyinka

      Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa shacabka Somaliland u soo jeediyay in ay u diyaar garoobaan sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen doorashooyinka isku sidkan...

Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Xadhiga Murrashaxiinta Mucaaradka?

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horaysay waxaa uu ka hadlay xadhiga Murrashaxiinta xisbiyadda Mucaaridka. Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in murrashaxiinta la xidhay...

Ku Dhowaad 5,000 oo Carruur iyo Waalidiintood oo Ku Kala Irdhoobay Colaadda Gobolka Tigray

Home  Latest       Hay’adda gargaarka ka shaqaysa ee Save The Children, ayaa waxaa ay sheegtay in ku dhowaad 5,000 oo carruur iyo waalidiintood ay ku kala irdhoobeen...

Buurmadoow oo Ku Hanjabay Arrin Horseedi Doonta Geerida Midnimada Somaliland, Haddii Aan Xabsiga Laga Sii Dayn Gen. Doolaal

     Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu caansan Somaliland, ayaa ka hadlay arrinta Generaal Doolaal oo bilihii u dambeeyay ku...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read