– Soomaaliya, ayaa waxaa ay iska fogeysay eedaymihii ay dowladda Somaliland u jeedisay, taas oo oo la xidhiidha in Soomaaliya ay isku darsatay tiradii...
Qaraxyo xoogan, ayaa ka dhacay afar goobood oo kala duwan oo ku yaalla magaalada Bahir Dar ee waqooyiga dalka Itoobiya, sida ay booliisku sheegeen.
Weerarkan,...
Wasaaradda caafimaadka Somaliland, ayaa maanta dowladda Taiwan kala wareegtay laba baabuur oo kuwa gar gaarka deg deg ah, kuwaasoo la soo mariyay safaaradda Taiwan...
– Waxaa maanta magaaladda Gabiley kulan ku yeeshay wasaarradaha dowladda Somaliland ee loo yaqaano daneeyeyaasha horumarinta reer Miyiga.
Shirkaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda...
: Jaamacadda Alpha university faraceedda magaaladda Hargaysa ayaa ardayda wax ka barata jaamacadaasi u qabatay tababar ku saabsan maaraynta Dabka.
Tababarkaasi oo ay bixinaysay shirkadda...