Monthly Archives: June, 2022

Maalinta Deegaanka Adduunka Oo Somaliland Laga Xusay

: Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay maalinta Deegaanka Adduunka ee shanta bisha June ayaa lagu qabtay buurta Gacan-Libaax ee gobolka Saaxil. Waxaana xafladaasi ka soo...

Wasiir Ku-Xigeenkii Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Is-casilay

): Wasiir ku-xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Naasir Caydiid, ayaa shaaciyay inuu iska casilay xilkii wasiirnimo ee uu ka hayay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi. Naasir...

Gabiley: Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo Furay Tababar Ku Saabsan Barashadda Dastuurka

Wasiirka wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland Maxamed Xaaji Aadam Cilmi, ayaa magaaladda Gabiley ka furay tababar ku saabsan barashadda Dastuurka iyo Waddaniyada. Waxaana...

Waddani Oo Madaxweynaha U Gudbiyay Xubintoodda Komishanka Doorashooyinka Cusub

): Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ka guddoomay xubintoodda u metelaysa komishanka doorashooyinka cusub ee Somaliland. Kadib markii Axadii...

Madaxa Xafiiska UK Ee Hargaysa Oo La Kulmay Guddoomiyaha G. Wakiiladda Somaliland

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Lizzie Walker, oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Hargaysa. Kulankan dhex maray...

Wasiirka Xidhiidhka Goleyaasha Oo La Kulmay Waaxda Manaahiijta Ee W. Waxbarashadda

): Wasiirka Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka Somaliland ayaa maanta kulan la qaatay Agaasimaha Waaxda Manaahiijta ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska. Maxamed Xaaji Aadan...

Badhasaabka Gabiley Oo Qaabilay Madax Ka Socday Haayadda UNDP

Badhasaabka gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay haayadda haayadda UNDP guddiga qandaraasyadda Somaliland iyo masuuliyiin ka socday wasaaradda Hawlaha guud. Weftigan...

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Xakamaynta Tahriibinta Dadka

Golaha Wakiiladdhha Somaliland ayaa maanta ansixiyay xeerka ka hor tagga iyo xakamaynta ka ganacsiga tahriibinta dadka ee Xeer Lr.101/2021-ka. Xeerka xakamaynta tahriibka dadka oo shalay...

C/raxmaan Saylici Oo Qaabilay Madaxa Sucuudiga U Qaabilsan Afrika

: Madaxweynaha Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta kulan la yeeshay madaxa boqortooyadda Sucuudiga u qaabilsan wadamadda qaaradda Afrika oo booqasho ku yimid...

Hargaysa: Madax Dhaqameed Ka Digay Mudaharaadka Mucaaradku Ku Baaqeen

): Madax dhaqameedka, odayaasha iyo waxgaradka beelaha Koonfurta Hargaysa ayaa ka hadlay mudaharaadkii ay dhawaan ku baaqeen xisbiyadda mucaaradka ah ee Somaliland in ay...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read