Â
Wefti ka socda Dowladda Ruushka, ayaa maanta soo gaadhay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa.
Weftigan ayaa waxaa hoggaaminayay Agaasimaha Xafiiska iskaashiga Dhaqaalaha iyo Maalgashiga Dawlada Ruushka...
   Â
Qarax xooggan ayaa ka dhacay hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho, oo ku yaalla waddo aada garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.
Warar horudhac ah ayaa sheegaya...
   Â
Maayir ku xigeenka magaalada Gabiley Cabdi Daahir Goole ayaa waxaa uu maanta shaaciyay in uu markale u tartamayo doorashada golaha Deegaanka ee degmad Gabiley.
Waxaa...
   Â
Wasaaradda Waxbrashada iyo Sayniska Somaliland iyo guddida boodhka sare ee Jaamacadda Hargeysa ayaa isfaham ka gaadhay deeqdii Waxbarasho ee ardaydii Wasaaraddu ku qortay Jaamacadda...
   Â
Iyadoo wax ka yar toddobaad ay ka hadhsan tahay billowga dacwaddiisa labaad ee xil ka qaadista ee golaha Senate-ka, ayaa kooxda difaaca ee Madaxweynihii...
   Â
Wasiirka wasaaradda horumrinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi ayaa ka hadlay talaabooyinkii ay soo saareen guddidii heer qaran ee xakameynta Covid-19.
Wasiirka oo warbaahinta kula...
   Â
Guddoomiyaha Ururka ONLF Cabdiraxmaan Sheekh Mahdi Maadey ayaa ku eedeeyay xukuumadda Dawladda Deegaanka Soomaalida inay ku hayso weerar toos ah iyo mid dadban.
Guddoomiyaha ayaa...
Xukuumadda Somaliland, ayaa dejisay qorshe ay lacago badan kaga soo xaraynayso goobo kala duwan oo aan hore qaarkood cashuur looga qaadi jirin, kuwaas oo...