Dawladda Soomaaliya ayaa ka soo horjeesatay warbixinta guddigii reer Jabuuti ee loo xilsaaray in ay soo baaraan tabashada Soomaaliya ee kaga cabaneysay Kenya.
Wasiirka warfaafinta...
Waxaa maanta deegaanka Dhagaxley ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya lagu soo gebagabeeyay shir ku saabsanaa fursadaha maalgashi ee dawlad deegaanka Soomaalida.
Shirkaasi oo markii hore...
Shir lagu qiimaynayo waxyaabaha ka qabsoomay qorsheyaashii wasaaradda warfaafinta ee Somaliland ee sanadkii tegay iyo dejinta qorshaha cusub ee sanadkan 2021-ka, ayaa maanta ka...
Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland sareeye guuto Maxamed Saqadhi Daba-galle, sheegay in dhibaatooyin fara badan ay ka jiraan nidaamka baadhista kiisaska kala duwan ee saldhigyadda...