Monthly Archives: January, 2021

Farmaajo Oo La Kulmay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka

     Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho. Waxaanu cadeeyay madaxweyne...

Wasaaradda Deegaanka Somaliland iyo Haayadda DRC Oo Heshiis Wada Saxeexday

     Wasaaradda deegaanka iyo horumarunta reer miyiga Somaliland iyo haayada DRC ayaa maanta kala saxeexday heshiis wadda shaqayneed. Heshiiskaasi ayaa ku saabsan ilaalinta deegaanka iyo horumarinta...

Talaalka Covid-19 oo La Filayo Inuu Somaliland Soo Gaadho

     Wasiirka Horumarinta caafimaadka Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi Bade ayaa sheegay in dhawaan la filayo in talaalka xanuunka karoona fayras  uu soo gaadho Somaliland. Waxaanu intaa...

Qarax Miino oo Lagu Weeraray Askar Ka Tirsan Ciidanka Kenya

      Ugu yaraan hal sarkaal oo ka tirsan ciidamada amaanka Kenya ayaa lagu dilay seddex kalena waa lagu dhaawacay fiidnimadii Arbacada qarax miino oo waddada...

Waxaan balan qaadayaa in aan ka shaqayn doono sidii Gabiley xuquuqdeedda”

     Murashax Maxamed C/laahi Jaamac, waxa uu ka mid yahay murashaxiinta u tartamaya doorashadda golaha Wakiiladda Somaliland ee gobolka Maroodijeex. Maxamed C/laahi Jaamac, waa ganacsade degan...

Kulan Dhex Maray Wasiirka Deegaanka Somaliland Haayadda FCDO

     Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa shir  la yeelatay saraakiil ka tirsan haayadda FCDO oo ka mida...

Laascaanood: Badhasaabka Oo Shir La Yeeshay Isku Duweyaasha Wasaarradaha Gobolkaasi

     Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa shalay kulan la qaatay  dhammaan masuuliyiinta iyo hawl-wadeemada Amniga iyo wasaaradaha iyo haayadaha dawladda ee heer gobol. Kulankaasi...

Donald Yamamoto: Wallee Feytanow Dhaan Dambe Ayaanay Cidina Kuu Dhiiban: Waxa Qoray Cabdiraxmaan Cadami

     Dawladda Maraykanku safiirrada ay u magacaabayso in ay wakiillo uga noqdaan dalalka Dunida waxa lagu soo xulaa waayo aragnimadooda iyo aqoonta ay u leeyihiin...

UK oo Imaaraatka Ku Dartay Liiska Cas

Imaaraatka Carabta, Burundi iyo Rwanda ayaa lagu daray “liiska cas” ee dalalka laga mamnuucay in dadkoodu ay safarro ku tagaan UK. Tallaabada,oo looga gol leeyahay...

Akhri Magacyada Ganacsatada Reer Tog-Wajaale Ee Itoobiya Xayirtay Dhammaanba Hantidii Baananka U Taalllay, Eedaha Loo Haysto Iyo Sababta Baanka Dhexe Gulufkii Ugu Cuslaa Ugu...

Baanka dhexe ee Xukuumadda Federaalka Waddanka Itoobiya ayaa gabi ahaanba Xayiray, Dhaqdhaqaaqii Maaliyadeed iyo Ganacsina hawada ka saartay Boqollaal Ganacsato ah oo waaweyn oo...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read