Monthly Archives: January, 2021

Hargaysa: Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Qaabilay Safiirka Denmark

     Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dawladda Denmark u qaabilsan Soomaaliya. Safiirka Denmark uga wakiilka ah Soomaaliya...

Madaxweynaha Jsl Oo Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Denmark Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qaabilay safiirka dalka Denmark, Amb. Ole Thonke oo dalka ku yimid safar shaqo. Waxaana Kulankaa...

DAAWO;-Gudoomiyaha Baanka Somaliland Oo Si Rasmi Ushaqaalaysiiyay Gabadh Yar Oo Haweenaydii Ay Ushaqaynaysay Tacadi Kula Kacday

Gudoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan baanka iyo xubno ka socday wasaarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada ayaa...

Xisbiga KULMIYE Oo Magacaabay Guddiyada Soo Xulista Iyo Diyaarinta Musharraxiinta Golayaasha Wakiillada Iyo Deegaanka!

-Xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa magacaabay guddiyo loogu talogalay inay soo xulaan, soona diyaariyaan musharraxiinta xisbiga uga qaybgalaya tartanka doorashada Golaha Wakiillada iyo...

Midowga Africa Oo Ka Hadlay Xiisada Udhexaysa Somaliya Iyo Kenya.

Midowga Africa ayaa ka hadlay xiisada colaadeed ee udhaxaysa Kenya iyo somaliya oo sii cakirmaysa Sidoo kale midowga Africa ayaa labada dal ugu baaqay in...

Xukuumadda Somaliland Ka Hadashay Doorashooyinka Wakhtigooda La Muddeeyay & Go’aan Laga Sugayo Golaha Guurtida!

Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay marxaladda siyaasadeed ee dalku halkay marayso, gaar ahaan Doorashooyinka la filayo in sannadkan ay dhacaan, xidhiidhka u dhexeeya Somaliland...

DAAWO;-Madax-dhaqameedka Iyo Waxgaradka Beesha Abokor Ciise Oo Eedo Culus Ujeediyay Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Faro Galin Ku Hayo Musharixiinta Beesha Uga Sharaxan

)-Madax-dhaqameedka,waxgaradka iyo siyaasiyiinta iyo dhalinyarada beesha abokor ciise “ciiise muuse” oo manta shir jaraa,id ku qabtay magaalada hargaysa ayaa wasiirka gaadiidka iyo jidadka cabdilaahi...

Taliyaha Ciidanka Dab Demiska Oo TababarKa Hortaga Khatarta Dabka Uqabtay Saraakiil Katirsan Ciidanka Booliska Jsl.

Taliyaha Ciidanka Dab-demiska Somaliland ayaa maanta  tababarkii Saddexaad oo ku saabsan Haanta cuntada lagu karsado u qabtay 52 Sarkaal oo ka tirsan kuuliyada tababarka...

FARMAAJO OO U ADEEGA ABEY WAXA UU CALOOSHODA U SHAQAYSTAYAASHII DHALINYARADA KU GURAY NAARTII TIGREEGA QALINKII ENG MOHAMED HAIBE HERSI

FARMAAJO OO U ADEEGA ABEY WAXA UU CALOOSHODA U SHAQAYSTAYAASHII DHALINYARADA KU GURAY NAARTII TIGREEGA QALINKII ENG MOHAMED HAIBE HERSI Qofka muslimka ah laba goor god...

Daawo:Wasaarada Deegaanka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Qorshe Hawleedkeega Shanto Sano Ee Soo Socda

Daawo:Wasaarada Deegaanka Somaliland Oo Soo Bandhigtay Qorshe Hawleedkeega Shanto Sano Ee Soo Socda https://youtu.be/jQhPm_LqD5w
- Advertisment -
Google search engine

Most Read