Monthly Archives: January, 2021

DAAWO;-Barnaamijka Xulo Xildhibaankaaga Oo Lagu Soo Marti Qaaday Musharax Xamse Khayre Iyo Su,aalaha Lagu Waydiiyay!

Barnaamijka xul xildhibaankaaga ee Tvga Saab ayaa waxaa marti ku ahaa musharax Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid ah aqoonyahan usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi...

Daawo:Xafiiska Raysalwasaaraha Ethiopia Oo Ka Digay Wararka Been Abuurka ah Ee Caafimaadka Raysalwasaaraha

Daawo:Xafiiska Raysalwasaaraha Ethiopia Oo Ka Digay Wararka Been Abuurka ah Ee Caafimaadka Raysalwasaaraha

Daawo: Golaha Guurtida Somaliland Oo U Yeedhay Wasiirka Waxbarashada Iyo Dareenada Ku Xeeran

Daawo: Golaha Guurtida Somaliland Oo U Yeedhay Wasiirka Waxbarashada Iyo Dareenada Ku Xeeran  

Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Murrashax Aadan Jaamac Xaddi + SAWIRRO

     Xisbiga KULMIYE ee haya talada dalka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo dhaweyn iyo aqbalaad u sameeyey murrashax Aadan Jaamac Xaddi oo ka mid noqday tartamayaasha...

Agaasimaha Wasaaradda Shaqo-gelinta Oo Furay Kulan laggaga Hadlayo Sharciga Lagu Maamuli Doono Xarumaha Carruurta Lagu Daryeelo

     Agaasimaha guud ee wasaaradda shaqo-gelinta arrimaha bulshada iyo qoyska Somaliland Cabdirashiid Ibraahin Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa furay kulan lagu gorfaynayo sharcigii lagu maamulilahaa xarumaha carruurta...

Safiirkii Hore ee Somaliland ee Dalka Imaaraatka oo si qoto dheer uga Hadlay laba Mashruuc oo Imaaratkku ka fuliyay Berbera iyo Burco

     Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiyay magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka carabta , Amb Xasan Yaasiin ayaa si qoto dheer uga hadlay laba mashruuc...

Wasaaradda Beeraha Oo Ka Warbixisay Khasaaraha Dab Bur-buriyay Dhul Cawseed

     Dab dhawaan ka kacay deegaanka Go’da weyn ee gobolka Saaxil ayaa la sheegay inuu khasaare balaadhan gaystay. Dabkaasi oo qabsaday dhul Cawseed dooxooyin ah oo...

Somaliland: Guurtida Oo Kulan la Yeeshay Maamulka Shirkadda Sompower

     Guddida joogtada ah ee golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta kulan la yeeshay maamulka shirkadda laydhka ee Sompower. Ugu horreyn waxaa halkaas ka hadlay guddoomiyaha guddida...

Xisbiyadda Mucaaridka Somaliland Oo ka Hadlay Murrashaxiinta Beelaha Gabooye iyo Haweenka

    Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Somaliland, ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha loogu talogalay Kuraasta qoondada ah ee Beelaha laga tirada badan yahay. Taasoo sida ay sheegeen xal...

Hawl-wadeenno W. Maaliyadda ka Tirsan Oo Shahaadooyin Lagu Maamuusay

     Wasiirka Wasaaradda horumarinta Maaliyadda Somaliland ayaa maanta soo xidhay kulan muddo laba maalmood ah shaqaalaha iyo maauuliyiintaaai uga socday magaalada Hargeysa. Kulankaasi waxaa ka qayb...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read