Monthly Archives: January, 2021

“Waxaa jirta Abaar aad u daran Ceelashii way gudheen Berkadihiina biyo-ba ma”… Faysal Xawte

     Guddoomiye ku-xigeenka haayadda ka hor taga aafooyinka iyo kaydka raashinak qaranka ee Somaliland Faysal Jaamac Xawte, ayaa sheegay in abaar iyo biyo la’aan daran...

Cabdikariin Axmed Mooge Oo Cadho Ugu Biiray WADDANI, Markii Madaxweyne Biixi Diiday Inuu Maayarnimo Ku Dhiso

     Toddobaadkii hore waxa Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ku biiray isla-markaana ku dhawaaqay inuu iska soo sharraxaya doorashada Golaha deegaanka ee Hargeysa Cabdikariin Axmed...

Wasiirka Waxbarashada oo Tabobbar U Soo Xidhay 400 Macallin

     Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye oo uu wehelinayey agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarshada Axmed Abokor Maxamed ayaa maanta tabobar u...

Madaxweyne Biixi oo Booqday Wasiir Maxamed Kaahin oo Cisbitaal La Dhigay

     Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed, ayaa Shalay Xaalad Caafimaad loo dhigay Cisbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa. Wasiir Maxamed Kaahin oo Xaalad...

Hoggaanka Xisbiga KULMIYE oo Aqbalay Murrashaxnimada Yaxye Cabdillaahi Araarse + SAWIRRO

     Hoggaanka xisbul-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa si buuxda u aqbalay murrashaxnimada Yaxye Cabdillaahi Iimaan (Araarse) oo xisbiga ugu tartami doona doorashada Golaha Wakiillada...

48 Beerood oo Ku Gubtay Deegaan Ka Tirsan Berbera

     48 Beerood ayaa ku gubtay deegaanka Go’da yar oo katirsan gobolka Saaxil kadib markii uu halkaasi dab ka kacay. Sida ay warbaahinta qaranka u sheegeen...

“Waxaanu Diyaar U Nahay Inaanu Kala Shaqeynta Mareykanka Difaaca iyo Taageerada Sharafta Aadanaha

     Somaliland iyo Maraykanku waxay wadaagaan dano istiraatiiji ah iyo iskaashi sare oo soo jireen ah, taasoo muddo dheer ku taageeraynay joogitaanka Mareykanka ee Geeska...

22, 2021 DAAWO;-Maamulka Cusub Ee Degmada Agabar Oo Xilkii Kala Wareegay Maamulkii Hore.

Badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley oo ay weheliyaa xubno ka socda golaha deegaanka gabiley ayaa maanta xilkii ukala wareejiyay gudoomiyaha cusub ee degmada agabar iyo...

Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigay Cusbitaalka Gargaar Ee Magaalada Hargaysa

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xaalad Caafimaad oo la soo deristay loo dhigay Cusbitaalka Gargaar ee Magaalada Hargeysa Halkaasi oo lagu...

LATEST NEWS DAAWO;-Haweenka Xaadha Habeenkii Xiliyada Danbe Ee Habeenkii Suuqa Magaalada Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Duruufaha Qalafsan Ee Ay Ku Sugan Yihiin

Haweenka xaadha xiliyada danbe ee habeenkii suuqyada magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan. Sidoo...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read