Monthly Archives: January, 2021

toobiya oo Beenisay In Ciidamo Soomaali Ah Ka Qeyb-qaateen Dagaalkii Tigrayga

     Dowladda Itoobiya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay in ciidamo Soomaali ah ka barbar dagaalameen ciidanka difaaca Qaranka Itoobiya ee dagaalka la galay xoogagga...

Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo Xukuumadda Somaliland oo Ka Hadashay

Wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud dhulka iyo Guriyaynta Somaliland, Cabdirashiid Xaaji Ducaale Qambi ayaa ka hadlay dil ka dhacay magaaladda Buuhoodle, gaar ahaan degaanka loo...

Maxkamad Ku Taalla Itoobiya oo Laashay Dacwado Ka Dhan Ahaa Jawaar Maxamed

     Maxkamad ku taalla Itoobiya ayaa laashay lix dacwadood oo uu wajahayay siyaasiga caan ah ee ka tirsan qowmiyadda Oromada, Jawaar Maxamed, kuwaasoo dhammaantood la...

Xukun Lagu Riday Nin Samaysanayey Shaambada Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland

     Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Md Daa’uud Axmed Faarax oo warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa ayaa ka hadlay nin ay dhowaan ciidamada Boolisku gacanta ku...

Golaha Wasiirrada Somaliland oo Falanqayn Ka Yeeshay Arrmaha Doorashooyinka

     Fadhigii 70aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda...

Joe Biden oo Saxeexay Wareegtooyin Qaarkood Saameynaya Soomaalida

      Joe Biden oo shalay loo dhaariyay inuu noqdo Madaxweynaha 46 aad ee Mareyakanka ayaa saacado un kadib dhaartiisa saxeexay wareegtooyin madaxaweyne oo uu ku...

Siyaasi Ka Tirsan KULMIYE oo Guurtida U Soo Jeediyey Inay Is-waafajiyaan Xilliga Loo Cayimay Doorashada & Muddo-kordhintii Wakiillada

     Siyaasi Maxamed Ibraahim Madar oo ka tirsan Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye, xil wasiirnimana ka soo qabtay Xukuumaddii hore Axmed Siillaanyo, ayaa ka...

Somaliland oo Dowladda Sierra Leone Ka Dalbatay Inay La Isticmaasho Furaheeda Xagga Internet-ka

Home       Dowladda Somaliland, ayaa Dowladda Sierra Leone ka codsatay inay la isticmaasho Furaheeda Xagga Internet-ka (Domain), maaddaama oo uu ku dhamaado SL oo u ekaan...

Xidhidhka Ciyaaraha Fudud oo Shaaciyey Tartan Orodada Ah iyo Shuruudaha Orodyahanada Laga Rabo

     Xidhiidhka ciyaaraha fudud ee Somaliland ayaa shaaciyay inay dhawaan qaban doonaan tartanka dhanka ororka ah, kaas oo ay ka qayb-gali doonaan orodyahanada caasimada Hargeysa. Gudoomiyaha...

Wasiir Koore iyo Wefti Uu Hogaaminayo oo Gaadhay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Xaysimo

Home  Latest News Latest News      Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo maalmihii ugu dambeyey...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read