Xildhibaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laab-saalax), ayaa kulan la yeeshay jaaliyadda reer Somaliland ee dalka UK ku nool.
Xildhibaan Laab-saalax, oo ka mid ah xubno xildhibaano...
-Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda iyo saddexda xisbi Qaran...