Guddida taakulaynta Suuqa Waaheen ee Somaliland, ayaa maanta lacag kala wareegay qaar ka mid ah jaaliyadaha Somaliland u dhashay ee wadanka Norway degan.
Iyadoona ay...
Guddoomiyaha Kumeel-gaadhka ah ee golaha shacabka Soomaaliya Cabdisalaan Axmed Dhabancad, ayaa sheegay in lagu soo weeraray hotel lagu dhaarinayay xildhibaannada laga soo doortay magaalada...
   Â
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa tacsi u diray dowladda Kenya isaga oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Madaxweynihii hore ee dalka Kenya Mwai...
)- Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ayaa maalmahan ba qaar ka mida gobolada dalka ka waday wacyi gelin ku saabsan ilaaliqnta degaanka.
Wacyigelintaasi ayay...
 Fannaanada caanka ah ee Sahra Axmed Cabdillaahi (Sahra Ilays), oo ka mida fannaaninta waa weyn ee Somaliland, ayaa waxaa ay sheegtay in waraysi ay...