Â
Roobab xoogan oo maalmahan ka da’ayay gobolka Gabiley ayaa waxyeelo soo gaadhsiiyay jidka isku xidha Kalabaydh iyo Wajaale.
Waxaanay roobabkaasi bur-buriyeen qaybo ka mid jidkaasi,...
   Â
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si adag uga hadlay xaaladdaha cakiran ee dhanka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya, Barakicinta Shacabka Muqdisho iyo Damaca Farmaajo.
Madaxweyne...
HomeÂ
   Â
Dawladaha Somaliland iyo Kiiniya, ayaa iska kaashanaya tira-koobka dadka iyo tababaradda kor loogu qaadayo aqoonta bulshadda.
Kadib markii kulan arrintaasi la xidhiidha ay wada yeesheen...
   Â
Roobab xoogan oo maalmahan ka da’ay deegaamo ka tirsan gobolka Selel ayaa xanibaad iyo dhibaato ku keenay shaqadii maamulka magaaladda iyo isku socodkii gaadiidka...
   Â
O Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cusmana Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, ayaa waxaa uu markale eedayn u jeediyay waddamada Kenya iyo...
   Â
Ciidanka Dab-demiska ee magaaladda Burco ayaa la sheegay in ay xalay soo bad-baadiyeen Ilmo yar oo Suuli ama Musqul ku dhacay.
Ilmahaasi yar ayaa markii...
   Â
Dalka Somaliland ayaa u jihaysatay dhinaca doorashooyinka, waxana ay 31-ka Bisha May ee sannadkan ka qabsoomaya doorashooyinkii u horreeyay ee isku sidkan ee Goleyaasha...
   Â
Shirkadda daabacaadda casriga ah ee Sagaljet ayaa soo bandhigtay adeegyo cusub oo loogu tallo galay murashaxiinta u tartamaya doorashooyinka.
Sidaasina waxaa lagu shaaciyay munaasibad lagu...