Monthly Archives: April, 2021

Somaliland Oo Ka Qayb Galaysa Shirka Dhalinyaradda Afrika Ee Kigali

    Waxaa maanta si rasmiya uga furmay magaaladda Kigali ee caasimadda dalka Rwanda shirka dhalinyaradda qaaradda Afrika. Shirkaasi waxaa ka qayb galay masuuliyiin iyo dhalinyaro ka...

Wargeys Sheegay In Imaaraadku Somaliland Ka Taageero Tababbarrada iyo Horumarinta Tiknoolajiyadda Ciidammada

     Wargeyska The Tennessee Tribune oo ka soo baxa dalka Maraykanka, ayaa war-bixin dheer ka qoray Doorka Dawladda Imaaraadka Carabta oo Saaxiib dhow la ah...

Madaxweynihii Dalka Chad oo Lagu Dilay Dagaal

     Madaxweynaha dhowaan dib loo doortay ee dalka Chad Idriss Deby Itno, oo xukunka hayay in ka badan 30 sano, ayaa maanta u geeriyooday dhaawac...

“Cidii u hogaansami wayda nabadda tallaabo dawladeed ayaanu ka qaadaynaa

     Badhasaabka gobolka Sool  ayaa sheegay in ciidamo xoogan ay geeyeen Ceelka Dhabar Dalool oo ka tirsan degmadda Xudun oo ay dhawaan ku dagaalameen maleeshiyo...

Somaliland: Qiimaha Maceeshadda Daruuriga ah Oo Cirka Isku Shareeray

     Qiimaha maciishadda la quuto ayaa maalmihii u danbeeyay si weyn kor ugu kacay, xili lagu guddo jirro bisha barakaysan ee Ramadaan. Taasoo lagu sababeeyay in...

Madaxweyne Biixi Oo Loogu Baaqay Inuu Wax Ka Qabto Cabashadda Xamaaliinta Berbera

     Xubno isugu jiray madax dhaqameed iyo odayaal ayaa madaxweynaha Somaliland ugu baaqay inuu wax ka qabto cabasho ka soo yeedhay ganacsatadda loo yaqaano Geelleyaasha...

Qatar Oo Iska Difaacday Eedayn Uga Timid Safiirkii Hore Ee Maraynka Ee Soomaaliya

     Dawladda Qadar ayaa iska difaacday eedo uga yimid safiirkii hore ee dawladda Maraykanka u fadhiyay Soomaaliya Mr. Stephen Schwartz. Qatar waxay beenisay inay jiraan lacago...

Xukuumadda Somaliland oo Ka Digtay Roobab Mahiigano Ah oo Ku Soo Fool Leh Dalka

     Xukuumadda Somaliland ayaa waxaa ay digniin culus ka soo saartay khatarta Roobab waa weyn oo mahiigaano ah oo ku soo fool leh dalka. Wasiirka beeraha...

Barnaamijka Afur-kalkaal Oo Raashin Loogu Qaybiyay 50 Qoys Oo Kamid Ah Qoysaska Danyarta Ah Ee Ku Nool Hargeysa + SAWIRRO

Home       Barnaamijka Afurkalaal Oo Ay Soo Agaasimeen Dhalinyaro Mutadawaciin Bisha Barakaysan ee Ramadaan Ayaa Raashin loogu Qeybiyay Qoysaska Danyarta ah Kaasi oo ay iska Kaashadeen...

Faysal Cali Waraabe: Intii Kulmiye Talada Qabtay, Somaliland Horumarkii Laga Doonayay May Samayn

     Guddoomiyaha xisbiga mucaarad ka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in tan iyo markii uu xisbiga Kulmiye talada qabtay, anay Somaliland samayn...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read