Monthly Archives: April, 2021

Cabdiraxmaan Caynte oo Tilmaamay Inay Somaliland Ka Jirto Dimuqraadiyad Naadir Ka Ah Geeska Afrika

     Wasiirkii hore ee Qorsheynta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte, ayaa majeertay dimuqraadiyadda iyo Horumarka ay Somaliland ku tisqaaday. Cabdiraxmaan Caynte wuxuu sidaas ku sheegay...

Tiro-koob Lagu Samaynayo Ciidamadda Asluubta Somaliland

     Waxaa maanta magaaladda Hargaysa laga bilaabay diiwaan gelin lagu samaynayo dhamaanba ciidamadda Asluubta ee Somaliland. Tiro-koobkaasi  oo ka kooban laba qaybood ayaa loo samayn doonaa...

Xukuumada Somaliya Oo Ka Hadashay Ciidamo Isku Faro Saaray Madaarka Magaalada Muqdisho.

Wasiirka arimaha somaliya ayaa ka hadlay dhaco fool xun maanta ka dhacday madaarka aadan cade oo ay isku faro saareen ciiidamo ka socday nisa...

Xogta Dahsoon Wershadii Gantaalaha Dalka Israel Oo La Qarxiyey

Barnaamijka xogta dahsoon ayaa lagu soo bandhigay xogta warshadii gantaalaha ee dalka Israel oo la Qarxiyay

Koox Hubeysan oo Qabsatay Deegaano Ka Mid Ah Ethiopia

     Koox hubeysan ayaa la wareegtay gacan ku haynta degmo ku taalla waqooyiga bari ee dalka Ethiopia, iyaga oo sida lagu warramay dilay dad shacab...

Shirkii Golaha Wasiirrada oo Laga Soo Saaray Qodobbo Ku Saabsan Doorashooyinka, Xanuunka Covid-19 iyo Amniga

Home  Latest News Latest News     Shirkii golaha wasiirrada Somaliland ee maanta ayaa lagu lafo-guray arrimaha amniga dalka, xanuunka Covid-19 iyo u diyaar garowga doorashooyinka golayaasha Wakiilada...

Dowladda Kenya oo Ka Hadashay Qunsulka Ay U Magacowday Somaliland

Home       Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya Ababu Mamwamba, ayaa kulan la yeeshay diblomaasiyiin uu ku jiro qunsulka  cusub ee Kenya u soo dirayso...

Mareykanka oo Loogu Baaqay Inuu Xidhiidh La Samaysto Somaliland

     Michael Rubin oo ah Diblumaasi Mareykan ah isla-markaana ka Tirsan Mac-hadka American Enterprise Institute, ayaa mar kale wax ka qoray sida Dowladaha reer galbeedka...

DEG DEG: Derek Chauvin oo Lagu Helay Danbi Ah Inuu Dilay Goerge Floyd

     Derek Chauvin oo ah askari hore uga tirsanaa booliska magaalada Minneapolis, kuna eedeeysnaa dilka Goerge Floyd oo ahaa nin madow ayaa Salaasadii maanta lagu...

Beelihii Dirirtu Ku Dhexmartay Xudun oo Loogu Baaqay Nabad

     Guddiga Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland oo Baaq Nabadeed u diray ardaayada beelihii dhawaan dirirtu ku dhex martay degaanka Xudun ee gobolka Sool. Xoghayaha...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read