Askarigii Boorama Ku Dilay Ardayga oo Dil Lagu Xukumay
Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland, ayaa maanta xukun dil ah ku riday Askarigii jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ku toogtay Wiil ka mid ah Ardayda jaamacadda Camuud. Askarigan maanta la xukumay…
