Monthly Archives: August, 2021

Shaqsiyaadka Dacaayadanaya Xarunta Dhaqanka Hargaysa Waxay Diiddan Yihiin Jiritaanka Somaliland

     Waxaa iska cad oo muuqata in dadka dacaaydinaya xarunta dhaqanka Hargeisa ay yihiin dad diidan qaranimada somaliland iyo horuumarka dalkan somaliland, balse aanay diidanayn...

Kulan Nairobi Ku Dhexmaray Wefdi Ka Socda Wasaaradda Waxbarashada Somaliland iyo Midowga Yurub

     Wefdi ballaadhan oo ka socda Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaraddaasi Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa socdaal shaqo ugu kicitimay...

Golaha Wakiiladda oo Ansixiyay Ajandaha kal-fadhiga 1aad

     Mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland, ayaa maanta ansixiyay ajandaha kalfadhigoodda koowaad. Fadhiga maanta oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha golahaasi ayaa xildhibaanadu waxay cod gacan taag ah...

Taiwan oo U Debaaldegtay Sannad-guurada Markii Ay Somaliland Ka Samaysatay Xafiis Diblomaasiyadeed

Home  Latest News Latest News Taiwan      Xafiiska dowladda Taiwan ee Somaliland, ayaa maanta u debaaldegay sannad-guuradii ugu horreysay tan iyo markii ay Taiwan xafiis diblomaasiyadeed ka samaysay...

Madaxweynaha Somaliland Oo Qeyb-galay Qalin Jebinta Dufcadii 1aad Ee Jaamacada Hablaha Ee Barwaaqo University

     madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta ka qaybgalay qalin jebinta Jaamacadda Barwaaqo University Oo Ku Taalla Deegaanka Baliga-cas Oo Jihadda...

Afhayeenka Kulmiye Oo Shaaciyay In Liisaanka Xisbiyadu Dhacay

     Af-hayeenka Xisbiga talada haya ee Kulmiye Cabdinaasir Buuni, ayaa sheegay in Xisbiyada Somaliland aanay ka qayb gelin karin doorashada soo socota ee Madaxtooyada iyo...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Oo Tababar U Furay Maayarrada Shan Degmo

     Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa maanta tababar u furay maayarrada shan ka mida degmo doorashooyinka dalka. Tababarkaasi oo la xidhiidha mashruuca isku xidhka dawladaha hoose ee...

Booliska Degmadda Salaxley Oo Lagu Wareejiyay Baabuur

     Maamulka degmadda Salaxley ee gobolka Maroodijeex ayaa gaadhi kala wareegay taliska booliska Somaliland. Baabuurkaasi oo loogu tallo galay ciimadda booliska degmadaasi waxaa lagu wareejiyay guddoomiyaha...

“Waa tababar muhiim ah oo dhinacyo badan taabanaya

     Xildhibaan C/rashiid Nuur Wacays, oo ka tirsan golaha deegaanka Berbera ayaa ka hadlay muhiimadda tababar maanta loo furay goleyaasha deegaanka ee shan degmo. Tababarkaasi oo...

Badhasaabka Sool Oo Baaq U Diray Maamuleyaasha Dagsiyadda Waxbarashada

     Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa ka qayb galay xaflad loo sameeyay Ardayda ka qalin jibisay dugsiga sare ee Muuse Yuusuf ee magaaladda...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read