Monthly Archives: August, 2021

Wefti Uu Hogaaminayo Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Gaadhay Masar

     Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar. Kadib markii uu saakay ka...

Dowladda Afghanistan oo Xukunka Ku Wareejineysa Taliban

Wasiirka Arrimaha Gudaha Afghanistan Abdul Sattar Mirzakwal, ayaa maanta sheegay in “xukunka si nabad ah loogu wareejin doono” dowlad ku-meel gaadh ah kadib markii...

Telefishan Mareykanka Ah oo Isbarbar-dhigay Dowladnimada Somaliland iyo Xasilooni Darrada Soomaaliya

     Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire ayaa sheegay in Somaliland ay u qalanto in beesha caalamku aqoonsato, maadaama oo ay  tahay dal...

Arrin Caqabad Ku Noqonaysa Doorashada Madaxtooyada Somaliland oo La Shaaciyey

     Afhayeenka Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa sheegay in Xisbiyada Somaliland aanay ka qayb gelin karin doorashada soo socota...

Maxaa Ka Jira In Uu Burburay Heshiiskii Cabdirashiid Janan iyo Dowladda Soomaaliya?

     Cabdirashiid Janan, Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland, ayaa beeniyay warar sheegayay inuu burburay heshiiskii uu la galay dowladda Federaalka Soomaaliya. Cabdirashiid Janan oo maanta magaalada...

Diyaarad Dagaal oo Uu Mareykanku Leeyahay oo Ka Degtay Madaarka Berbera

Home  Latest       Diyaarad nooca dagaalka ah oo ay leeyihiin Ciidammada Cirka ee Mareykanka, ayaa markii ugu horeysay soo caga-dhigatay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Berbera, Sida laga...

Shirweynaha 6aad Ee Dalladda SONSAF oo Hoggaan Cusub Lagu Doortay

     Shirweynihii Lixaad ee Dalladda ay ku midaysan yihiin Ururrada Bulshada Rayidka ah ee Somaliland ee SONSAF (Somaliland Non-State Actors Forum), ayaa lagu doortay hoggaan...

Nin Isku Gubay Badhtamaha Dooxa Weyn Ee Hargeysa

     Ciidanka Dab-demiska Hargeysa, ayaa maanta galinkii dambe soo samatabixiyay nin isku gubay badhtamaha Dooxa weyn ee magaalada Hargeysa. Ninkan is gubay tahay da’diisu ahayd 37...

The International Crisis Group oo Warbixin ku Majeeratay Doorashooyinkii ka Qabsoomay…

HHy’adda Caalamiga ah ee Qulqulatooyinka Adduunka ee loo yaqaano The International Crisis Group, ayaa majeertay Doorashooyinkii Baarlamaanka iyo Goleyaasha Deegaanka ee ka qabsoomay Jamhuuriyadda...

Wargeys Caalami Ah Oo Sheegay In Xidhiidhka Sirdoonka & Bulshadu Uu Sabab U Yahay In Aanay Al-shabaab Cag Soo Dhigin Ciidda Somaliland

Wargeys Caalami Ah Oo Sheegay In Xidhiidhka Sirdoonka & Bulshadu Uu Sabab U Yahay In Aanay Al-shabaab Cag Soo Dhigin Ciidda Somaliland https://youtu.be/yXCNGKN0U7Q
- Advertisment -
Google search engine

Most Read