Monthly Archives: August, 2021

DAAWO;-Sheekh Axmed Iid Oo Bulshada Ku Booriyay In Ay Soomaan Maalinta 9aad Iyo 10aad Ee Bishan.

ayaaDAAWO;-Sheekh Axmed Iid Oo Bulshada Ku Booriyay In Ay Soomaan Maalinta 9aad Iyo 10aad Ee Bishan. khudbadii maanta ee salaada jimce kaga hadlay fadliga...

Xildhibaan Shiine Koodbuur Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Wasiirka Waxbashada, Sheegayna In Ay Golaha Uga Yeedhi Doonaan

Xildhibaan katirsan mudanayaasha cusub ee golaha wakiilada maxamed kood buur shine ayaa booqday dugsga waxbarasho ee maxamed mooge kaasi oo ay ka muuqato dayac...

Shirkada Somtel Oo Maagalada Gabiley Ka Daahfurtay Barnaamijka Abaalmarinta 10000kun

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318 GABILEY(W,N)-Shirkada isgaadhsiinta casriga ah ee somtel ayaa magaalada gabiley...

Maamulka Dawlada Hoose Ee Degmada Boorama Oo Fuliyay Olole Nadaafadeed!

Maamulka dawlada hoose ee degmada boorama oo uu horkacayo maayarku ayaa saaka fuliyay olole lagu nadiifinayo magaalada laguna ururinayo qashinka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xisbiyada Mucaaridka Oo Ka Hadlay Xadhiga Wasiirka Gaashaandhigu Kula Kacay Maareeyihii Tvga Bada Cas Iyo Xubno kale!

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318 HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiin katirsan xisbiyada mucaaridka ee Somaliland ee wadani iyo...

Amisom Oo Sheegtay In Baadhitaano Ku Samaynayso Dad Ciidamadeedu Ku Laayeen Gobolka Shabeelaha Hoose

Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya ee AMISOM ayaa sheegay inay billaabeen baaritaan ku saabsan dhacdadii lagu dilay todoba qof oo rayid ah, taas oo...

DAAWO;-Qoraa Boobe Oo Ka Waramay Qaabkii Muj Lixle Ujabiyay Jeelka Madheera Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa Guulihii SNM!

-Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (boobe) oo kamid ah saraakiishii bud dhiga u ahayd hlagankii jabhadii SNM Ku xoraysay gayiga Somaliland ayaa ka waramay taariikhda...

DAAWO;-Dadwaynaha Deegaanka Maqaaxida Inanta Oo Siwayn Uga Cawday Dhul Boob Iyo Tacadi Uu Ku Hayo Xildhibaan Hore Iyo Baaq Ay Udireen Madaxwayne Biixi Iyo...

“Maayarka Caasimada Waxaanu ka codsanayaa In Uu Deg Deg Noosoo Gaadho,Nagana qabto dadkan magacii dawlada hoose ku shaqaynayna ilayn magaaladu laba Maayar Ma lahee”Dadwaynaha...

Wasaarada Waxbarashada Jsl Oo Sheegtay In Ay Maxkamada La Tiigsanayso Siciid Maxamuud Gahayr,Muxuuse Ka yidhi Abwaanku!

Wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa dacwad kusoo oogray abwaan macalin siciid maxamuud gahayr oo kamid ah dadka udooda bulshada iyo ardayda ka cabanaysa waxbarashada Sidoo kale...

Maayarka Magaalada Gabiley Oo War Kasoo Saaray Barnaamijkii Nala Qurxi Magaalada Iyo Qaabka Uu Usoconayo!

Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin cumar cabdi ayaa ka warbixiyay olohii ay dawlada hoose waday ee muwaadin nala qurxi magaalada ee dhagxaanta magaalada lagaga...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read