Monthly Archives: August, 2021

Xildhibaan Axmed Tima Jilic Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Faratoon Dib Loogu Celinayo Wasaaradii Iyo Eedaha Ay Qaarkamid ah Xukuumadu Wali Ujeedinayaan Gudoomiyaha...

Xildhibaan Axmed Tima Jilic Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Faratoon Dib Loogu Celinayo Wasaaradii Iyo Eedaha Ay Qaarkamid ah Xukuumadu Wali Ujeedinayaan Gudoomiyaha...

Buuhoodle: Go’aamo La Soo Saaray Heshiis Laba Beelood

     Waxaa maata go’aamo laga soo saaray heshiis nabadayn ahaa oo muddo u socday beello wada degga gobolka Buuboodle. Shirka nabadaynta ahaa ee lagu heshiisiinayay labadaa...

Oodweyne: Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Oo Kumanaan Geel ah Talaalaysa

     Wasaaradda xanaanadda xoolaha Somaliland ayaa maanta gobolka Daad-madheedh ka bilawday olole Geella lagu tallaalayo. Barnaamijkani daawaynta Geella ayaa saaka si rasmiya uga bilaabmay afarta degmo...

Xildhibaan Cumar Jaamac Oo Loo Doortay Xoghayaha Guud Ee UCID

     Guddiga fulinta ee xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID ayaa xoghayaha guud ee xisbigaasi u doortay xildhibaan Cumar Jaamac Faarax. Kadib kulan ay shalay xarunta...

Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Shaaciyay In La Isticmaali Karro Lacagta $50 Ah

     Guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Cali Ibraahim Jaamac (Baqdadi), ayaa shaaciyay in si rasmiya loo isticmaali karro kontonka dollar ee lacagta Maraykanka ah. Kadib muddo...

QABIIL WUXUU GOD DHEER KU RIDAY , XISAABINTII SIYAASIGA. QALINKII : ENG MOHAMED HAIBE HERSI .

HIIL QABIIL WUXUU GOD DHEER KU RIDAY , XISAABINTII SIYAASIGA. QALINKII : ENG MOHAMED HAIBE HERSI . Somaliland dib ula soo noqoshadii jamhuuriyada, waxay soo martay...

Siday U Dhacday Bixintii Lixdii Qandaraas Ee D/Hoose Ee Gabiley Ay Baahisay

     Marka hore waan idin salaamaya dhamaan dadwaynaha reer Gabiley waxaan jeclaystay inaan dadwaynaha reer gabiley la wadaago qaabka loo bixiyay mashariicdii lixda ahaa ee...

Natiijooyinka Doorashooyinkii Ka Dib Maxaa La Gudboon Madaxweyne Biixi iyo KULMIYE

     Sideynu la socono 31 May, waxaa dalka ka qabsoomey markii koowaad doorashooyin isku sidkan ee Goleyaasha wakiillada iyo deegaanka, taas oo guud ahaan jewiga...

Nairobi: Raysal Wasaaraha Soomaaliya Oo Booqasho Ku Tegay Kenya

      Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta si maqaam sare ah loogu soo dhoweeyey dalka Kenya, waxana magaalada Mombasa wadahadal kula...

Soomaaliya oo Duullaan Cusub ku soo Qaadday Iftiinka Horumarinta Qadiyadda Somaliland

     Waa Duullaan ay hor-kacayaan dano siyaasadeed oo u adeegaya gacmo-shisheeye oo liddi ku ah guulaha is-daba joogga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay oo...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read