Monthly Archives: August, 2021

Maamulka Degmadda Tog-Wajaale Oo Tallaabo Ka Qaaday sarifleyaasha

     Maamulka degmadda Tog-Wajaale ee gobolka Gabiley ayaa tallaabo ka qaaday sarifleyaasha magaaladaasi. Kadib markii maalmahan ay bulshadda iyo ganacsatadda magaaladaasi ka cabanayeen sicir barar saameeyay...

Macdan Sahamin Laga Bilaabayo Deegaamo Ka Tirsan Gobolka Saaxil

     Wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta Somaliland ayaa maanta magaaladda Berbera ka daah-furay mashruuca sahaminta macdanta. Mashruucaasi sahaminta ayaa laga fulin doonaa deegaamo ka tirsan gobolka...

Garabka Mahdi Guuleed oo Doorasho Ay Ka Maqan Yihiin Garabka Cabdi Xaashi Ku Doortay Guddoon

     Garab ka mid ah Guddiga doorashada Baarlamanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland ee uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed,...

Shirka Heer Qaran Ee Dardar-gelinta Gurmadka Deg-degga Ah Ee Covid-19 oo Hargeysa Ka Furmay

     Waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ka qabsoomay Shirka Heer Qaran ee Dardar-gelinta Gurmadka Degdegga ah ee xanuunka Covid-19. Shirkan, ayaa waxaa shir-guddoomiyay Wasiirka...

Dagaalka Itoobiya iyo Saameynta Geeska Africa

     Sida aan lawada socono waxa muuqata in dagaalka Itoobiya ka Dhex-qarxay uu maalinba maalinta ka danbaysa kasii darayo, Kadib markii ay dib u qabsadeen...

Maxaa Ka Jira In Wadahadal Dhexmaray ONLF iyo TPLF?

     Qaar ka mid ah asxaabta mucaaradka ah ee dalka Itoobiya, ayaa ku baaqay wadahadal qaran si loo soo afjaro dhammaan khilaafaadka jira islamarkaana wax...

Maamulka Gobolka Gabiley oo Daah-furay 9 Mashruuc oo Lagu Tartami Doono

     Maamulka gobolka iyo ka degmada Gabiley oo ay weheliyaan guddida qandaraasyada qaranka Somaliland, ayaa maanta daah-furay 9 mashruuc oo ay sheegeen in lagu tartami...

EX, Xildhibaan Bidhi Oo Bogaadiyay Doorashadii Shir-guddoonka Golaha Wakiiladda Somaliland

 Siyaasi Mubaarig Yuusuf Cilmi (Bidhi), ayaa soo dhaweeyay doorashadii shalay ee shir-guddoonka cusub ee golaha Wakiiladda Somaliland taasoo uu ku tilmaamay mid muujinaysa dimoqraadiyadda...

Wasaaradda Shaqo Gelinta oo Deeq Gaadhsiisay Qoys Ay 2 Caruur Ahi Dab Kaga Dhinteen

Wasaaradda shaqo gelinta, arrimaha Bulshada iyo Qosyka Somaliland, ayaa waxaa ay maanta deeq kala duwan ay gaadhsiisay Qoys dhowaan ay laba Caruur ahi Dab...

Wasaaradda Shaqo Gelinta oo Deeq Gaadhsiisay Qoys Ay 2 Caruur Ahi Dab Kaga Dhinteen

Home  Latest News      Wasaaradda shaqo gelinta, arrimaha Bulshada iyo Qosyka Somaliland, ayaa waxaa ay maanta deeq kala duwan ay gaadhsiisay Qoys dhowaan ay laba Caruur...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read