Â
Anigoo magacaygu yahay Maxamed-Sadiiq Xaaji Yuusuf Dubad, kana mida ahaa Musharaxiintii Xisbiga Waddani uga tartamay Doorashadii Golaha Wakiilada 2021 ee Gobolka Togdheer oo kaliya...
   Â
MÂ Golaha Siyaasiyiinta Somaliland ee ku sugan Muqdisho ee uu hogaamiyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdilaahi, ayaa shaaciyey inaanay qayb ka ahayn...
   Â
Madaxweyne ku xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa Madax-dhaqameedka ugu baaqay inay ku eekaadaan xilka iyo masuuliyadda loo doortay, siyaasaddana aanay faraha la...
Home  Latest News
LatestÂ
   Â
EX. Xildhibaan C/qaadir Xaamud, oo ka mid ahaa mudaneyaashii hore ee golaha Wakiiladda Somaliland ayaa eedaymo u jeediyay xoghayaha golahaasi C/rasaaq Ayaanle.
Waxaanu...
    Madbacadda qaranka Somaliland oo soo shaqaynaysay muddo aad u dheer ayaa la aasaasay sanadkii 1997-kii xiligaasi oo sababtii loo keenay sameeyay ahayd baahi...
   Â
:Maamulka gobolka Sool iyo ka degmadda Laascaanood ayaa ka hadlay dilka guddomiyihii komishanka doorashooyinka gobolka Sool marxuum C/laahi Laba-gole, oo xalay ay dabley hubaysani...
   Â
Badhasaabka C/kariin Aadan Xaaji Diiriye, iyo maayarka degmadda Gabiley ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay dugsi waxbarasho oo hoose dhexe...
   Â
Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta magaaladda Hargaysa ka daah-furay mashruuca dar-dargelinta addeegyadda caafimaadka ee Maanka ama Maskaxda.
Kulankaasi oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda...
   Â
: Fadhigii maanta ee golaha Guurtidda Somaliland ayay xildhibaanadu warbixino ka dhegaysteen qaar ka mid ah guddi-hoosaadyadda golahaasi oo kulamo la soo yeeshay masuuliyiinta...
Home  LatestÂ
   Â
Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa cusbitaalka guud ee magaaladda Boorama ku wareejisay mishiinka lagu sifeeyo Kelyaha oo ay wasaaradu soo iibisay.
Waxaana mishiinkaasi lagu wareejiyay agaasimaha...