Monthly Archives: August, 2021

Askarigii Boorama Ku Dilay Ardayga oo Dil Lagu Xukumay

     Maxkamadda Ciidamada Milateriga Somaliland, ayaa maanta xukun dil ah ku riday Askarigii jaamacadda Camuud ee magaalada Boorama ku toogtay Wiil ka mid ah Ardayda...

Qorshaha Turkiga Ee Afghanistan oo Isbeddelay

     Turkiga, ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna si togan u aragtaa fariimaha ay kooxdan dirtay tan iyo...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Daah-Furay Xarunta Barashada Dastuurka iyo Waddaniyada

     Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta Daah-furay Xarunta Barashada Dastuurka iyo Waddaniyada Somaliland oo ay aas-aastay Wasaaradda  Xidhiidhka Goleyaasha iyo...

Madaxweynihii Afghanistan oo Iska Dhiibay Imaaraadka iyo Lacag Uu La Baxsaday

     Dowladda Imaaraadka Carabta, ayaa maanta sheegtay inay sababo bani’aadaminimo u marti-gelisay Madaxweynihii hore ee dalka Afghanistan Ashraf Ghani kadib markii uu dalkiisa ka cararay...

Taiwan oo Soo Bandhigtay Kharashaadkii Ay Ku Bixisay Doorashooyinkii Somaliland

     Wasiirka arrimaha dibadda ee Taiwan Joseph Wu, ayaa sheegay in dalkiisu uu gacan ka geystay kharashaadkii ku baxay doorashadii goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee...

Xukuumadda Somaliland oo Si Adag Uga Hadashay War Lagaga Dhowaaqay Xamar

Home  Latest       Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxammed Kaahin Axmed, ayaa waxaa uu eedaymo culus u jeediyay dowladda Federaalka Soomaaliya. Wasiir Maxamed Kaahin, ayaa ku eedeeyay Soomaaliya in...

Xildhibaan Qodax oo Xaflad U Qabtay Taageereyaashii Soo Doortay

     Xildhibaan C/naasir Yuusuf Qodax, oo ka mida mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa xaflad mahad naq ah u sameeyay taageereyaashiisii xiligii ololaha. Xildhibaan Qodax, oo laga...

“Waxba kama jiraan dhaliilaha laga sheegay mashruuca tayaynta calafka xoolaha”

     Wasiirka wasaaradda xanaanadda xoolaha iyo kalluumaysiga ee Somaliland ayaa beeniyay dhaliilo loo jeediyay mashruuca tayaynta calafka xoolaha. Gaar ahaana mashruuca taranta xoolaha iyo tayaynta calafka...

Taliyaha Booliska Oo Tababar U Furay Saraakiil

     Taliyaha ciidamadda booliska Somaliland ayaa maanta tababar uga furay ciidamo kala duwan kuliyadda tababarka ciidamadda ee Mandheera. Tababarkaasi oo. ah layli sarkaal oo socon doona...

Diyaaraddo ay inaga joojin karaan Soomaaliya ma jirto”…

     Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay dawladda federaalka Soomaaliya awood u lahayn in ay maamusho Hawadda Somaliland ama in ay diyaaradaha Somaliland imanayo joojiso. Balse...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read