Monthly Archives: August, 2021

Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Biixi iyo Shir-guddoonka Golaha Wakiilladu?

     Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay shirguddoonka golaha Wakiillada Somaliland. Waxaana kulankan dhanka shir-guddoonka hoggaaminayay guddoomiyaha golahaasi, Cabdirisaaq Khaliif...

Kenya oo Somaliland Ka Caawinaysa Tayeynta Waxbarashada

     Dowladda Kenya, ayaa waxaa ay dowladda Somaliland markii ugu horeysay ka caawinaysaa dhanka Waxbarashada. Wasiirka waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland, Axmed Maxamed Diiriye Toorno,...

Waalidiinta iyo Ardayda Jaamacadda Barwaaqo oo Ka Jawaabay Eedaymo Loo Jeediyay Jaamacaddaasi

     Guddiga sarre ee Dusiga Abaarso iyo jaamacadda Barwaaqo oo ay weheliyaan Ardayda waxka barata jaamacadda iyo Dusgigaasi iyo Waalidiintooda oo maanta warbaahinta la hadlay,...

Warsidaha The Independent Turkish oo Warbixin Ka Qoray Hannaankii Somaliland U Waajahday Xakameynta Covid-19

     Warsidaha The Independent Turkish, ayaa  warbixin uu ka qoray caqabadihii Afrika soo wajahay xiligii uu Adduunka ku faafay Xannuunka COVID-19 iyo saameynta taban ee...

Canada: Soomaaligii Ugu Horreeyay oo Ka Mid Noqday Baarlamaanka Gobolka Nova Scotia

     Cali Ducaale oo qaxooti ahaan ku tagay dalka Canada, ayaa noqday qofkii ugu horeeyay ee Muslim ah, Soomaali ah oo ka mid noqda xildhibaannada...

Maayarka Baligubadle oo Xukuumadda Dhexe Bogaadiyay

     Maayarka degmadda Baligubadle ee gobolka Hawd Maxamed Cabdi Maxamuud (Shiine), ayaa xukuumadda dhexe ee Somaliland ku bodaadiyay in ay dawladaha hoose ee dalka u...

Fannaan Cabdiraxmaan Dheere oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Boorama

     Waxaa maanta magaalada Boorama aas qaran loogu sameeyay alle ha u naxariistee Fannaankii weynaa ee Cabdiraxmaan Cismaan Maxabbe (Cabdiraxman Dheere). Alle ha u naxariistee Fannaan...

Badhsaabka Sool Oo xadhiga Ka Jaray Laba Ceel Biyood+Sawirro

     Badhsaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta xadhiga ka jaray laba Ceel biyood oo laga hergelliyey deegamada Gol-Janno iyo Shululux  ee gobolka Sool. Munaasibadaha...

Erdogan oo Wacad Ku Maray In Aanu Turkigu Noqon Doonin Meel Yurub Loogu Keydiyo Qaxootiga

     Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan, ayaa ku boorriyay waddamada Yurub inay qaadaan mas’uuliyadda muhaajiriinta ka imanaya Afghanistan, isagoo intaas ku daray in Turkigu...

Soomaaliya oo Is-hortaagtay Diyaaradaha Flydubia iyo Air-arabia Inay Somaliland Duulimaadyo Ka Sameeyaan

Home  Latest News Latest News Soomaaliya oo      Dowladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa is-hortaagtay Diyaaradaha Flydubia iyo Air Arabiya inay duulimaadyo ka sameeyaan Somaliland. Soomaaliya, ayaa waxaa ay sheegtay...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read