Maxay Ka Wadahadleen Madaxweyne Biixi iyo Shir-guddoonka Golaha Wakiilladu?
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu qasriga madaxtooyada kulan kula qaatay shirguddoonka golaha Wakiillada Somaliland. Waxaana kulankan dhanka shir-guddoonka hoggaaminayay guddoomiyaha golahaasi, Cabdirisaaq Khaliif Axmed. Kulankan oo ah kii…
