Ilhaan Cumar iyo Xildhibaano Yuhuud Ah oo Ka Tirsan Congreska oo Foodda Is Daray
Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Congreska Mareykanka, ayaa waxay jawaab kulul ka bixisay hadal ka soo yeedhay xubno ay ka wada tirsan yihiin xisbiga Dimuqraadiga oo Mareykanka iyo Israa’iil…
