Codka in la iibsado waa xaaraan”… Sheekh Dirir
Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir, oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Somaliland oo khudbadii Jimcaha ku soo qaatay halista Laaluushku leeyahay. Waxaanu ka digay cawaaqib xumada ay leedahay laaluush…
Furitaanka Ururada: Ma Run Baa Ma Riyaa? Siyaasi Cali Guray.
Muddo yar ka hor doorashadii 31 May dalka ka qabsoontay Golaha Wakiilada ee 16ka sanadood fadhiyay waxay fadhigoodii Ugu dambeeyay ku soo gebo gabeeyaan nuqul qabyo-qoraal ah Oo Xeerka Furitaanka…
Diyaaradaha Dagaalka Israel oo Duqeeyay Marinka Gaza
Milateriga Israel, ayaa sheegay in ay xalay madaafiic ku garaaceen bartilmaameedyo ay Gaza ku leeyihiin ururka Xamaas, weerarkaas oo ay ku sheegeen mid jawaab u ahaa buufinno holcayay oo ay…
Maroodijeex: 68 Ceel Biyood Oo Laga Dhagax Dhigay Deegaanka Dhaboolaq
Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro), oo ka mida culimadda Somaliland ayaa maanta deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan gobolka Maroodijeex, ka dhagax dhigay in ka badan Lixdan ceel-biyood. Kuwaasoo tiradoodu…
Xildhibaanada Golaha Deegaanka Boorama oo La Dhaariyay
Maxkamadda gobolka Awdal, ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah u dhaarisay Xildhibaanada cusub ee golaha Deegaanka ee degmada Boorama. Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka degmada Boorama oo ka kooban…
WFP Oo Baabuur Ku Wareejisay Haayadda NEDFOD Somaliland
Haayadda u diyaar garowga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Somaliland ayaa laba baabuur kala wareegtay haayadda WFP. Waxaana gaadiidkaasi masuuliyiinta WFP kala wareegay guddoomiyaha haayadaasi Faysal Cali Sheekh.
Dastuurka Somaliland oo Qodobo Laga Saaray
Xildhibaan Axmed Dirir Cali oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa sheegay in Dastuurkii dalka Somaliland dayacan yahay oo ay jiraan qodobbo laga saaray, halkuu xusay inay jiraan…
Dhismaha Xarunta Cusub Ee Ciidanka Birmadka Laascaanood Oo La Dhagax Dhigay
Guddoomiyaha Sool iyo maayarka magaaladda Laascaanood ayaa maanta si wada jir ah u dhagax dhigay xarun cusub oo loo dhisi doono Booliiska gaarka ah ee Birmadka ay ku yeelan doonaan…
Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Xildhibaannadda Kulmiye U Soo Baxay
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhammaan xildhibaannada golaha wakiillada uga soo baxay xisbiga KULMIYE doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee dhawaan dalka ka…
