Madaxweyne Biixi oo Qaabilay Wufuud Ka Socota Dalalka Itoobiya iyo Guinea
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaabilay wufuud kala duwan oo ka qaybgalaysa furitaanka wejiga koowaad ee ballaadhinta Dekeda Berbera ee ay gacanta ku hayso shirkada Dp World. Madaxweynaha Somaliland,…
