Jabuuti oo Loo Darreeray Goobaha Codbixinta Doorashada
Codbixinta Doorashada Jabuuti Shacabka reer Jabuuti oo ayaa waxaa ay saaka u darreereen goobaha codbixinta doorashooyinka madaxtinimo oo saaka si rasmi ah uga furmay guudaha Dalkaasi. Dadka gaadhaya ilaa 215,000…
