Monthly Archives: April, 2021

Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Ansixiyey Xeerka Ururada Oo Wax Ka Beddelka Iyo Kaabista Lagu Sameeyay. H

DAAWO;-Gudoomiye Baashe Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Xeerka Ururada Ee Ay Ansixiyeen, Sheegayna In Lagu Xusuusan Doono,  Follow

DAAWO;-Gudoomiye Baashe Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Xeerka Ururada Ee Ay Ansixiyeen, Sheegayna In Lagu Xusuusan Doono,

;-Gudoomiye Baashe Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Xeerka Ururada Ee Ay Ansixiyeen, Sheegayna In Lagu Xusuusan Doono, https://youtu.be/RPuDFleZyWk

Wargeys Caalamiya Oo Ka Warramay Siyaasadda Dawladda Somaliland Ciyaartay, Markii Itoobiya Xidhiidhka Cusub La Samaysatay Somaliya!

Wargeyska Caanka ah ee International Policy Digest, ayaa War-bixin dheer ka qoray siyaasadda Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi kula Macaamilayso...

DAAWO;-Caaqil Yuusuf Cali Waraabe Dhaliilo Culus Ujeediyey Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Uu Sheegay In Ay Dabada ka Riixayeen Waxka Badalka Xeerka Furista...

Caaqil Yuusuf cali waraabe oo katirsan madaxdhaqameedka Somaliland islamarkaana ay walaalo yihiin gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa farta ku fiiqay sedex xildhibaan oo golaha wakiilada...

Go’aamadii Xukuumada Ku Xadidaysey Faafidda Xanuunka Covid_19 Oo Aan Weli Hirgelin Iyo Fahamka Dadka Ee Xanuunka Oo Weli Liita

Go’aamadii dhawaan Guddiga la dagaalanka Xanuunka Covid-19 soo saareen, si looga gaashaanto Xanuunkaasi, ayaan illaa wax muuqdaa ka fulin. Guddiga ayaa sheegay in Xadhig iyo...

Maalqabeen Wargeyska The Guardian u Faahfaahiyey Hay’ad uu ku Taageerayo Adeegyada Caafimaadka iyo Waxbarashada Somaliland

Home  Latest News Latest News      Ismaaciil Axmed oo ah Aasaasaha iyo Mulkiilaha Shirkadda Caalamiga ah ee World Remit, ayaa shaaciyey inuu aasaasay Hay’ad cusub oo taageeri...

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Caafimaadka Oo Daaha Ka Feyday Khilaaf Ka Dhex Jira Isaga & Wasiirka Iyo Fashilaada Isuduwaha Gabiley ka Dhalatay!

n laga joogo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka usoo Magacaabay Gobolka Gabiley, Isuduwe Badeli lahaa isuduwihii hore ee hayay, Xilka Wasaaradaasi, Waxaa suurtagali Weyday in uu...

Warbixin: Ololihii Doorashadda Jabuuti Oo La Soo Gebagabeeyay

     Maalinta Jimcaha soo socda ee 9-ka bishan April, ayaa dadweynaha dalka jamhuuriyadda Jabuuti waxay u dareeri doonaan doorasho madaxweynenimo. Codaynta sanadkan ka dhacaysa Jabuuti waxaa...

Guddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Xadhiga General Dollaal

     Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa xukumada Somaliland ugu baaqay in hoos loo eego xaalada Gen: Dollaal, oo la sheegay in uu...

Heshiis Laga Gaadhay Colaadda Soomaalida iyo Canfarta

    Waxaa magaalada Adis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya lagu soo gabagabeyay wadahadal u dhaxeeyay madaxweynayaasha dowlad deegaannada Soomaalida iyo Canfarta kaasi oo xal loogu...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read