Â
Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay ka xun tahay qaska Siyaasadeed iyo Dimuqraadiyad la’aanta ka jirta dalka la dariska ah ee Soomaaliya.
Sidaasna waxa lagu sheegay...
   Â
Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay in Xeerka ururrada siyaasadda ee dhawaan la ansixiyey in aan...
   Â
Fadhi ay maanta yeesheen Xildhibaanadda golaha Wakiillada Somaliland, ayaa waxa ay ku laaleen wax ka baddel lagu sameeyay xeerka tamarta Somaliland oo maalmihii u...
   Â
Qoraal ay si wadajir ah u soo wada sareen Dalalka Beesha caalamka ayaa waxa ay ku sheegeen inay ka walaacsanyihiin meelmarinta 12-kii April uu...
   Â
Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa magacaabay laba guddi oo ka hawl-gelaya arrimaha wacyigelinta caabuqa Covid-19 iyo wax ka qabashadda abaarraha.
Kadib markii uu...
HomeÂ
   Â
Safiirka Somaliland u qaabilsan dawladda Ingiriiska Cabdi Cabdillahi Xirsi (Dayax-weerar), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Tifatiraha arrimaha Afrika ee  BBC Mrs. Mary Harper.
Wakiilka iyo weriyaha...
   Â
Xildhibaan Axmed Daahir Jirde, oo ka tirsan mudanayaasha golaha guurtida Somaliland ayaa ka warbixiyay xaalado abaareed oo uu kuu ku soo arkay qaar ka...
HomeÂ
   Â
Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa sheegay inay isha ku hayaan curashadda bisha Ramadaan.
Iyadoo ay jiraan masuuliyiin ay wasaaradu...
   Â
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xadhigga ka jaray 106 dhisme waxbarasho oo isugu jira 100-dugsi, 5 xarumood oo wax Akhris (Library) iyo dhismeyaal kale oo...
Madaxwaynaha dalka jabuuti ayaa doorashadii shalay ka dhacday dalkiisa ku guulaystay codadka 96.6% iyadoo aanay jirrin cid la tartamaysay marka laga reebo musharax madaxbanaan...