Home  LatestÂ
   Â
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Teendhada Afisyooni shir kula qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa noqonaya kii ugu horreeyay ee dhaxmara...
   Â
Wafti uu hogaaminayo Guddoomiyaha gobolka Sool oo ka kooban madax-dhaqameed iyo masu’uuliyiin kale ayaa maanta u baxay deegaanka Xudun, si loo joojiyo Colaada ka...
   Â
Ku xigeenkii xoghayihii hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Afrika, noqdayna Safiirka Maraykanka ee Dalalka Guinea iyo Itoobiya Ambassador Tibor Nagy, ayaa ka hadlay Faraqa...
Home  LatestÂ
   Â
Warbaahinta dunida qaarkood, ayaa ka hadlay Warka Dawladda Somaliland Shalay ka soo saartay Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, taasi oo sii cakirantay markii ay qaban...
   Â
Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Daa’uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Baaq nabadeed u diray Beelo walaalo ah oo ku dagaallamaya deegaanka Ceelka...
   Â
Saraakiil iyo ciidan ka soo goostay maamul goboleedka Puntland oo ku gaashaaman hubka noocyadiisa kala duwan, ayaa maanta isu soo dhiibay Somaliland.
Saraakiishan iyo ciidanka...
   Â
Dawladda Maraykanka ayaa ka hadashay muddo kordhintii ay shalay golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya sameeyeen.
Tallaabadaasi ayay dawladda Maraykanku ku tilmaantay mid wiiqaya amaanka...
    Waxaa goor-dhawayd oo maanta ah magaalada Gabiley aas qaran loogu sameeyay alle ha u naxariistee Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo shalay ku geeriyooday dalka...
   Â
Guddiga nabadgeliyada gobolka Togdheer, ayaa waxa ay ka hadleen mudaharaadyo labadii maalmood ee la soo dhaafay ka dhacay magaaladaasi.
Guddiga ayaa dadweynaha ugu baaqay in...
   Â
Ciidamada Booliiska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Wariye Aadan Cabdi Ciidle oo mudo dheer ku soo jiray Warbaahinta dalka.
Ciidamada Booliiska ayaana xalay abaaro 2...