Monthly Archives: April, 2021

Jabuuti oo Loo Darreeray Goobaha Codbixinta Doorashada

     Shacabka reer Jabuuti oo ayaa waxaa ay saaka u darreereen  goobaha codbixinta doorashooyinka madaxtinimo oo saaka si rasmi ah uga furmay guudaha Dalkaasi. Dadka gaadhaya...

Wasiirro Kormeeray Dhismaha Wadadda Berbera Corridor

     Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Somaliland ayaa maanta kormeeray Wadadda Berbera corridor  ee isku xidhaysa wadamadda Somaliland iyo Itoobiya oo uu...

D/hoose ee Laascaanood waxaa ka go’an horumarinta iyo dayactirka Wadooyinka

Dawladda hoose ee magaaladda Laascaanood ayaa mudooyinkanba waxay hawlo dayactir iyo dhismaha waddooyin cusub oo cusub oo laga hirgelinayo gudaha magaaladaasi. Waddooyinkaasi oo ah kuwa...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Furay Kulan Lagu Gorfaynaayo Horumarka Dalka

     Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa ka qayb-galay Daahfurka Dalladda Sahamiye oo uu hirgeliyey Aasaasaha shirkada World-Remit, Ismaaciil Axmed, taas oo...

Imaaraadka Carabta Oo Raashin Caawimo ah Soo Gaadhsiisay Somaliland

     Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta jamhuuriyadda Somaliland soo gaadhsiisay caawimo raashin iyo cuntooyin kala duwan isugu jirta noocyo fara badan. Raashinkaasi caawimadda ah ayay dawladda...

Muqdisho: Shirkii Madaxda Soomaaliya Oo Mar Kale Fashil Ku Soo Dhamaaday

     Waxaa mar kale fashil ku soo dhamaaday shir u dhexeeyay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda dawlad goboleedyadda Soomaaliya, sida ay shaacisay dawladda Soomaaliya. Shirkaasi oo ka...

Puntland iyo Jubbaland Oo Beeniyay In Uu Fashilmay Shirkii Afisyoone

     Maamul goboleedyadda Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay in aanu jirin wax  fashil ah oo ku yimid shirkii u dhexeeyay dawladda federaalka iyo madaxda maamul...

Mulkiilaha Xawaalada WorldRemit oo $500 Milyan oo Dollar Ku Maalgalinaya Mashariicda Horumarinta Somaliland

     Mulkiilaha shirkada WorldRemit DR. Ismaaciil Ibraahim Axmed, oo Hargaysa ka daahfuray hay’add layidhaa Sahamiye foundation, ayaa ku dhawaqay in uu $500 oo milyan ku...

Masar oo Fursaddii Ugu Dambeysay Siisay Ethiopia

     Kulanka ugu dambeeya ee u dhaxeeya Masar, Sudan iyo Ethiopia ee la xidhiidha biyo xidheenka ay Ethiopia ka sameyneyso webiga Nile waa fursaddii ugu...

Wefti Culus oo Ka Socda Dalka Zambia oo Somaliland Soo Gaadhay

Wefti balaadhan oo ka socda dalka Zambia ayaa maanta soo gaadhay caasimadda Somliland ee Hargeysa. Weftigan ayaa waxaa hoggaaminayay Wasiirka Caddaaladda dalka Zambia Gavin Lubinda. Ku-simaha...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read