Monthly Archives: April, 2021

Xukuumadda oo Amar Cusub Ku Soo Rogtay Telefiishanada iyo Shirkadaha Cable-lada Bixiya

 Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo teknoolojiyadda Somaliland, Cabdiweli Sh. Cabdilaahi Suufi, ayaa wareegto uu soo saaray wuxuu amaro cusub ku soo rogay Telefiishanada iyo Shirkadaha...

Saraakiil Ka Soo Goostay Ciidammada Soomaaliya oo Somaliland Isu Soo Dhiibay, Cafisna Dalbaday

     Saraakiil ka soo goostay Ciidammada Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayay Masuuliyiinta Ciidanka Somaliland ku soo dhaweeyeen Hargeysa, ka dib markii ay ka soo goosteen Soomaaliya. Saraakiishan...

Talaalka Covid-19 La Gadhsiinayo Cisbitaalka Dhimirka Hargeysa

     Wasaaradda horumarinta Caafimaadka Somaliland ayaa sheegtay in ay cisbitaalka Dhimirka ee magaaladda Hargeysa gaadhsiin doonto tallaalka xanuunka Covid-19. Agaasimaha wasaaradda horumarinta caafimaadka Dr. Maxamed Cabdi...

Ciidamada Eritrea Oo Bilaabay Inay Isaga Baxaan Gobolka Tigray

    Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamo ka soo jeeda dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay bilaabeen inay isaga baxaan gobolka Tigray. Ciidamada Eritrea, ayaa ka...

Golaha Wakiillada oo Ansixiyey Masuulyiin Madaxweynuhu Dhowaan Magacaabay

     Golaha Wakiillada Somaliland ayaa fadhi ay maanta yeesheen waxa ay ku ansxiyeen Masuuliyiin uu dhowaan Madaxweynaha Somaliland soo magacaabay. Fadhigan oo uu shir guddoominaayay guddoomiyaha...

Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda oo Qaatay Tallaalka Covid-19

     Waxa maanta ka bilaabmay guud ahaan xarumaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland hawsha qaadashada talaalka xanuunka saf-marka ah ee COVID-19. Xirfadlayaal caafimaad oo ka socda Wasaaradda Caafimaadka...

Warbixin Ku Saabsan Xeerka Macdan Qodista Somaliland

     Xeerka macdan qodista Somaliland oo ay hore cod ugu qaadeen golaha Wakiiladu ayaa mar labaad lagu soo celiyay golaha kadib markii ay wax ka...

Xasan Sheekh oo Shaaciyay Qorshe La Doonayay In Lagu Dilo Isaga iyo Sheekh Shariif

     Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaciyay in 19-kii February la qorsheeyay in la dilo isaga iyo madaxweynihii ka horeeyey ee Sheekh...

Halkan ka Daawo Taariikhda iyo Qowmiyada ku nool Itooniya  Oo uu Inoo Soo Diyaariyey Qoraa  Xuseen Barkhad

Halkan ka Daawo Taariikhda iyo Qowmiyada ku nool Itooniya  Oo uu Inoo Soo Diyaariyey Qooraa  Xuseen Barkhad https://youtu.be/yu_9Y5QNLN8

DAAWO;-Ehelada Musharax Shucayb Maxamed Muuse Oo Sheegay In Uu Cunto Joojin Sameeyay Xaaladiisa Caafimaadna Ay Halis Tahay!

Ehelada Musharax Shucayb Maxamed Muuse Oo Caawa warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu cunto joojin sameeyay islamarkaana ay xaaladiisa caafimaad halis tahay isagoo...
- Advertisment -
Google search engine

Most Read