Home  LatestÂ
   Â
Fadhi ay saaka yeesheen Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay dood iyo falaanqayn ka yeesheen waxka bedel lagu sameeyay Xeerka Asxaabta iyo Ururada...
   Â
Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland, ayaa ka hadashay Farriimaha lidka ku ah Wacyi-gelinta Xanuunka Covid_19 ee Dadka qaarkood Bulshada la wadaagaan.
War Qoraal ah oo Wasiirka...
   Â
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhimatay afar kalana way ku dhaawacantay weerar isqarxin ah oo ka dhacay mukhaayad ku taalla magaalada Muqdisho caawa...
   Â
Murashaxiinta C/naasir Qodax, iyo Fadxi Jaamac Baaruud, ayaa maanta kormeer ku soo maray qaar ka mida goobaha ay ka socoto qaadashadda kaadhka codbixinta oo...
   Â
Wefti uu hogaaminayo murashax Maxamed C/laahi Jaamac (Bookh), oo u sharaxan golaha Wakiiladda ee gobolka Maroodijeex, ayaa maanta kormeer la xidhiidha wacyigelinta kaadh qaadashadda...
   Â
Ugu yaraan 48 qof ayaa ku geeriyooday boqolaal kalena waa ku dhaawacmeen kaddib shil Tareen oo ka dhacay wadanka Taiwan, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta...
   Â
Machadka tababarka shaqaalaha dawladda ee Somaliland ayaa 41 ka mida shaqaalaha dawladda waxay u soo gebagabeeyeen tababar la xidhiidha maamulka xafiisyadda iyo istcimaalka tignoolajiyadda...
   Â
15-kii bishii December ee sanadkii tegay ee 2020-ka, dawladaha Somaliland iyo Kenya waxay wada gaadheen heshiis dhawr qodob ka koobnaa.
Kadib markii madaxweynaha Somaliland Muuse...
   Â
Saddex qof ayaa  ku geeriyooday magaaladda Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug kadib markii ay ku duntay Bulaacad ama Suulli la qodayay.
Dhacdadaasi ayaa ka bilaabantay...