Cabdiraxmaan Caynte oo Tilmaamay Inay Somaliland Ka Jirto Dimuqraadiyad Naadir Ka Ah Geeska Afrika
Cabdiraxmaan Caynte Wasiirkii hore ee Qorsheynta ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Cali Caynte, ayaa majeertay dimuqraadiyadda iyo Horumarka ay Somaliland ku tisqaaday. Cabdiraxmaan Caynte wuxuu sidaas ku sheegay qoraal uu ku…
