Madaxweynaha Jsl Oo Xadhigga ka Jaray Mashaariic Ay Dawladda Hoose Ee Degmada Berbera ka Hirgelisay Gudaha Magaalada.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray mashaariic waaweyn oo ay dawladda Hoose ee degmada Berbera ka hirgelisay gudaha magaalada, kuwaas oo ay kamid yihiin…
