DAAWO;-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Masaajid Cusub Oo Shirkada Oomaar Company Ka Hirgalisay Magaalada Berbera.
Wasiirka wasaarada diinta Iyo awqaafta somaliland ayaa xadhiga ka jaray masaajid cusub oo Shirkada Wadaniga ah ee Oomaar Company ka dhistay magaalada berbera ee gobolka Saaxil gaar ahaan xaafada Finland,…
